DIB U DHIGISTA IYO WAHSIGA 

Waa adigoo qorsha aad maanta qaban lahayd barri u dhigatid naftaadana aad ku maawayliso yididiilo been ah. Dib u dhigistu waa mid ka mid ah asbaabaha waawayn ee kuu diidan inaad horumar gaadho. ‘Marna dib ha u dhigin barri wax aad manta awooddo in aad qabatid.

Si guud tala daydu waa in marna bari la samayn wax aad maanta sameyn kartid dib u dhigistuna waa tuuga wakhtiga. mustaq balkaaguna waxaa uu ku xiranyahay waxaad maantay sameeyso  

 Buuga: yaa qaatay burcadkeygii

Qoraa:  . Yahye  y. Xasan