Skip to content

dhugasho

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • Gogoldhig

Category Archive: suugaanta

Sayidka

d d Read More

Sebenku waa Xaaraama-cune, abaar gaag-mareeba ah ayaa geyiga Soomaaliyeed ku baahday.  Roobkii, gu iyo deyrba, ayaa la waayey.  […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 13, 2021 suugaanta

KOOFIL

d d Read More

Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne Adigaa jidkii lagugu wadi, jimic la’aaneede Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato Nimankii […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 13, 2021 suugaanta

Singub

d d Read More

Habluhu waagii hore waa tii, ay hadal yaraayeene Wa kii lagu hawoon jirey intii, hadhac la ootaaye Waayagii […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 13, 2021 suugaanta

AXMED SHEEKH JAAMAC

d d Read More

Hordhaca uu abwaanku gabaygan u sameeyey wuxuu ahaa sidan: Gabaygan waxaan tiriyey 1979kii.  Anagoo dad gaadha ah ilaa 150 […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 13, 2021 suugaanta

Cabdi Gahaydh

d d Read More

Beri ayaa nin Cabdi Gaheyr la oran jiray geel laga dhacay. Markii loo sheegay in geeliisii la qaaday […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 13, 2021 suugaanta

AADAN MAXAMED CABDULLE (AADAN GUREY)

d d Read More

Gabayaaga Soomaaliyeed ee gabowga ka gabyey waxaa ka mid ah Aadan-gurey Maxamed Cabdille.  Aadan wuxuu si niyad ah […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 6, 2021 suugaanta

Gabayga geel amaanka

d d Read More

Ayadoo sagaal qad ah hadday saaka dhalanshoosho Sirsirriyo haddii loogu horo sabadi baarqaylo Waxay suurta nuugtiyo waxay saynta […]

maxamedsheekafguun Seteembar 1, 2021 suugaanta

ARAR GABAY

d d Read More

Indhaweydba caynleyda gabay waan caddayn jiraye Anigoo ciyaalaan Xarfaha caarif ku ahaaye Eegana cirraa laygu xaman inaan caddaadaaye […]

maxamedsheekafguun Agoosto 18, 2021 suugaanta

DHAGAYAROW GEEL

d d Read More

Dhalandhoolka dhaar iyo labay sii dhabraaricine Dhibna kuma ahoo waa waxay duunya dheertahaye Dhul la qoday dhagxaan riiqanoo […]

maxamedsheekafguun Agoosto 11, 2021 suugaanta

Arbaco Gabay taqwo ah

d d Read More

Qorraxdii galbeed iyo markay qarin ka soo booddo Anigaa qabweyn iyo ma taal qola la sheegtaaye Niman yahow […]

maxamedsheekafguun Luulyo 21, 2021 suugaanta

Posts navigation

Previous1 2 3 … 22 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

dhugasho
Blog at WordPress.com.
  • Follow Following
    • dhugasho
    • Join 187,206 other followers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho
    • Agaasimid
    • Follow Following
    • Sign up
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...