BURBURKA JACAYLKA IYO SAAMAYNTA DABEECADDA
Mar wala waxa aynu aragnaa laba gof 0o intaya Ldareen kalgacal wadaageen isa siiyay ruudi 00 si
dhaarsaday, dhegonugaylka, dhibirsanaanta, tanaasulka iyo isu tudhidda dhedooda ka unkamana lala ashqaraaro. Bal haddaba ka waran labadaa gof ee ceeshow milida isku noqday haddii ay muddo ka dibis goonsadaan, dibna u kala rugaansadaan? Filashadi q u r u d a badnayd e aad lammaanahaas ka gabtay sow niyadjab ku dambayn mayso
Dhacdooyin badan ayaa laga soo weriyey dadyow inta ya jacaylka darajooyin kagaadheeen haddana sallaanka dib uga dhacay. Inta u wanaag jacaylku leeyahay shakhsiyaad kulansaday ayaa kala dhaqaajiyay.
Maadaama ay in badan firkanax yo amakaag kugu reebeen gisooyinka laga soo tebiyo mucaashaqiinta sida niyadda ah isu jeclaaday e haddana kala weeday, dibna aan isugu soo jihan, marar badanna aad u dhegtaagtay sababaha keena in al kala firdhado, waxa aad jawaabaha kaga bogan doontaa halkan.
jacaylka iyo gofku marar badan ayey kala shakiyaan, qulub iyo qalgalloo ayaa dhex gaada, markaas bay is goonsadaan, quilna loo helaa sidi loo soo afiari lahaa xidhidh jacayl oo udubkisu muddo badan taagnaa.
Cadowga ugu wayn ee jacaylka waxa aynu u agoonsanahay saddexeeyaha ama dadka, balse gofka laftarkiisu in uu is dugeeyo jacaylkana deedafeeyo ayaa
ka wayn.
Marka gofka doonistiisa ku salaysan dabeecadda iyo jacaylku iska hor yimaaddaan, waxa dhacda in hubkala isu gurto, loollan adagina dex maro, libintuna ay inta badan raacdo gofka dabeecaddisa.
Cimriga jacaylku in u soo gaabto waxa sababa saddedan
dabeecadood o dadku u kala baxaan:
.1 Dheefwadaag. 2. Dheefdoon. 3. Dheefsiin.
Dheefwadaag
Oofka dabeecaddan lihi waxa u la shir yimaaddaa gorshe ku salaysan wax wada qaybsi. In loo hagarbaxo isna u wax huro ayuu u heellan yahay. Qof kasta 0o nolosha al wadaaga si hoose ayuu u firiyaa, b u g iyo galin buu daba wadaaaisaga oo isku dhererinaya waxa u bixiyey ijo inta lagu soo celiyay.
Erayada kalgacalka ah e dhinicisa ka soo fulaya waa in un uhelaa jawaab udhiganta, haddi kale wa ugarracan. Hadyadaha jacaylka iyo deegaha kale ce al isa siiyaa isaga way u xisaabsan yihiin. Haddii sida uu kuugu liso aanad ugu hambayn waxa u dareemaa saluug, misaankii u watay ayaa dheelli ku yimaaddaa.
Xidhiidho badan ayaa uu si fudud u baabbiiyaa isaga 0o ku andacoonaya in la gacanbidixeeyay, waxna aan lala gaban ee ka xiiqsani isaga uun uu ahaa. Haddi uu wakhti kuu huro, kula goslo, kaftan yo kalaam qurux badanna kugula caweeyo, waxa keliya ee u sugaa waa gaabka aad markisa riyaag iyoraynrayn farxaddeed ula gaadato. Haddi u dareemo tacabka u xidhidhka geliyay mid ka yar ni aad bixinayso, canaan yo cadho an kalajoogsi lahayn ayaa bilaabma.
Marka aad cabbirkiisa soo dhadhawayn waydo, dignintisana aad dhayalsato, waxa suuragal ah ni u xidhidhka u arko mid xagaldaacsan, dheelliga iyo dheeflawadaag la’aantana u adiga kugu eedeeyo. Wixii u bixiyay wax u dhigma marka u waayo, jacaylkii dhisnaa ayaa al nogdo dheeldheel. Isaga oo dhalaalsan ayuu kala dhambalaa, dhababacona ku dhuftaa.
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda
