Maxaad samaysay si aad u horumariso naftaada sanadihii kuugu danbeeyay? 

Si jawaabtaada loogu qanco isku day in aad waxqabadyadaada horumarineed ku darto waxla xidhiidha shaqada aad codsanayso, tusaale hadii shaqada aad codsanaysaa ay tahay boos macalinimo isku day in aad sheegto luqadaha aad korodhsatay iyo xirfadaha macalinimo ee aad soo baratay.  

  Hadii ay shaqo kale tahayna isku day in aad sheegto waxyaabo xirfad ah oo aad baratay lana xidhiidha shaqada aad codsanayso.   

Buuga: wareysiga shaqadaQore:  

Sayid Axmed Xaji Maxamuud