Wehel Jacayl| Q-12aad Adegto


Warka xumi ma negaadee, qaylodhaanti ayaa gaadhay jaamacaddii, Nimco o xiisaddeeda iska wadata, balse werwersan 0o is waydiinaysa sababta u Muuse u iman waayey, ayuu dhawaaqii nadinta lahaa sida dhimbiilaha ugu dhacay. Jacaylkeedii in u nolol iyo geeri u dhexeeyo ayaa loo sheegay. Way kala qabowday, nadin darteed ayey fadhiga ka kici kari wayday, hadalkii inta uu ku dhegay aya juuq laga waayey. Ilin ad mooddo ni ay sit diyaarsanayd ayaa dhabannada goysay, hal mar bay isla boodday, inta ay fasalkii dibadda uga soo baday ayey orod isa si daysay, halkii loogu sheegay ayey u jihaysatay.

 Buugaagtii, boorsadii yo moobilkeediba miska ayey kaga tagtay. Isma oga sidii gof al derderay bay is is dhaaftay, Judhiibana dhakhtarkii bay gaadhay. Dadkii ehelkiisa ahaa oo goobta tuban ayey durduro ku dhaaftay. Iyada 0o xaalkeedu kacsan yahay hoosna u dhurmaysa, duco iyo weedho baroor watana si dhex dhigaysa, ayey nafteedi kuu hubsatay meeshii lagu baxnaaninayey, waa se laga hor istaagay ni ay gasho. Waxa loo sheegay inta ay xaaladdisu ka soo raynayso ni aan cidna loo oggalayn gudaha.
Sugitaanka ayaa ku adag, waxa ya karaahiyasanaysaa inta ay taagan tahay. ‘Alow yaa mar qudha ku tusa 0o indhaha kuu saara!’ ayey galbiga kaga tawaawacaysaa.


Ilmo ayey hiqda haysaa, tin yo cidhib jidhkeeda dhidid ayaagooyay. Hanfiga yo kulka haysta waxa ku si hurinaya aragti la’aanta iyo cidlada ay keligeed yuururto; agteeda qof murugada al gaybsadaa ma joogo.

Maalintii o dhan bay ku dhammaysatay dhakhtarkii ilaa un habeenkii ugu soo galay. Xaalku waa sidi 00
wax isbeddel ah lama hayo, boogashaduna weli waaa mamnuuc. Bal haddaba inanti Nimco ahayd, gabbalkii dune, yaa meesha ka kaxaynaya. Deega oo saaxiibaddeed ahayd, alaabti ay sidi ruux waalan uga soo carartayna daba sidda, ayaa u timi: “Ina mari, walaal, iska hoyanno e, Muuse Ilaahay buu leeyahaye”, ayey kolba ka ag tidhaahdaa. Kaalkeedu se wa shidanaaba shidan, uma jeeddo 0o wadhaaba ma hayso. Agjooggisa ayey taagga nafis ka dayeysaa. Biyo yo gasin dhuunta ma ay marin, dhibta haysata ayaa gaajadi illowsiisay.


Hooyadeed 0o yaabban, tilifoonkeedana ku soo
waalatay, ayaa goor dambe 0o mobilka oo dansanaa ay
fureen soo wacday. Canaan bay kala dul dhacday: “Killigan raggee baad meeraysanaysaa, shan mirir gudahood guriga an ka helo!” ayey amar ku sisay. Hadalka hooyadeed ma didi karto e, 10-kii habeennimo iyada oo daal iyo diifi
ka muuqdaan ayey golkeeda sariir taalay is laabtay.
Subadii, markii waagu u sidaa uberyey ee ayquraacda
reerka u dubtay, inta ay iska dhigtay qof jaamacaddi
tagaya ayey wista ka laabtay. Halki laga filayey ma aha
e meel kale ayey ka fadkudisay, markaas bay dhakhtarki
toos u abbaartay. War farad leh ayey ugu tagtay. In u s o miraabay,
koomadina ka soo
baxay ayaa loogu bushaareeyay. Boogashadii baa loo fasaxay. Albaabkii inta ya garaacday ayey gudaha
u gashay.

Qoraa: Cabdisamad Sumcadda