Wehel Jacayl| Q-13aad Adegto

Qaar hore inta ay ka fadhisatay, gacanteedana madaxa ka saartay, ayey si quiro leh ugu tidhi: “Aad baan ugu faraxsanahay in aad indhaha kala gaaddo aniga 00 korkaaga jooga 0o weliba kuu jeeda, caafimaad a n baaqsan ayaan Raxmaanka kaaga rejaynayaa”, inta ay dul fadhido illintinu way ka socotaa. Markii ay waxoogaa al joogtay; wakhtigi boogashadu uu dhammaaday; salaaddi duhurna ya taagan tahay, ayey sidii gof jaamacad ka soo rawaxay gurigii aadday.

Kama foodgaaddo dhakhtarka, inta ay gurigooda joogtana gaadhka ayey ku jirtaa. Gelin hore iyo ka dambeba goobta way timaaddaa. Lafihii jajabnaa ayey kabisi ku socotaa. Labada lugood mid ka mid ah oo laftu daqügda nogotay ayaa loo maaro la’ yahay. Si wal 0o wax looga gaban karo waa al isku dayey, quus baana laga soo istaagay. Waxa ehelkiisi loo sheegay in lugtaasi jarnin nogonayso, Muusena isu beddeli doono naafo. Ehelki way ku adkaatay ni ay si fudud u qaataan go’aanka lugta lagaga gaynayo inankooda.
Ninki shilkagaystay o gacanta ku hayey daawayntisa ayey ka dalbadeen in u wilka Addis Ababa u gaado. Jeebkiisa oo iska ladnaa awgii, ‘hawraar san’ baa u yidhi. Waxa ay galgaalo ugaleen sidi loo gaadi lahaa. Arrintaasi kama ay farxin N i c o o ahayd gof dhibbane u
ah xanuunk
iisa, bals
e an go
‘aan ku lahayn, sheekadana ku jilaysa dhuumasho; badanaa marka ya u imanayso indhoshare
er ayey sooxidhataa, si aan loogu mashquulin.

Markii aymagashayin dhakhaatiirtu soo hadalqaadeen in lug al jarayo, hoos bay u ooyday, way argagaday, waxa ay sawiratay isaga oo laangadhe ah oo bir ku boodaya.
Arrinta soo korodhay ni jacaylkeeda ya xujo ku nogonayso ayey og tahay. Badanaaa marka laba gof oo jacaylka isla waday u mid ka mid ah ku yimaaddo kala dhantaalan, waxa wiqma xidhiidhka, dhiggisana waxa soo wajaha culays iyo imtixaan ay adag tahay in al foosaa.
Lammaanaha sida dhabta isu jecel waxa lagu yagaannaa in ay dhib iyo dheefba isla qaybsadaan, taasina waa xujada hor taalla Nimco.
Maalin Jimce ah, 9ki subaxnimo, ayaa loo gaaday Addis Ababa. Inta aan golkii u jifay laga saarin, waxa si galbitaabad leh u si macasalaamaysay gacalisadisii, iyada 0o duco iyo dhirrigalinba isugu dartay, dhegahana ugu ridday in ay al jirto 0o uu mar walba garabkiisa ka eego.

Dhakhtar casti ah ayaa al dhigay, dhakhaatirti lafaha ee ugu agoonta badnaa ayaa la tusay. Waxa ay qaadaadhigaan o hadba dhinac ka firshaanba, natijo gunaanad ah ayey soo saareen. Warka ay sheegeen gofna kama farxin- dhakhaatirtii Hargeysa ayey isku af noqdeen. Lugtaasi ni aanay wax ka qabasho lahayn ayey si cad ugu tebiyeen Muuse i o waalidki. Inlugta al jaroayey
isugu soo ururtay, sidii baana al isku raacay.
Muuse waxa al soo gudboonaatay qaddarta Ale, meel kale oo u uga cararaana ma jirto oo aan ka ahayn in un isu dhiibo. Werwer hor leh ayaa ku furmay. Nolol

Qoraa: Cabdisamad Sumcadda