Cusub o cagabaddeeda iyo hawsheeda wadata ayaa u bilaabmaysa. Lugihisii u kolba mid tallaabada gaadi jitay e u ku xarragoon jiray ayaa si cidlaynaya; lugta soo hadhaa bannaan ayey keligeed istaagi doontaa; biro aan baahiyaheeda dhammaystiri karin ayey taageersan doontaa; socodkii quruda badnaa ayaa dhutis isu bededli doona; meelihii u durdurada ku dhaafi jiray ayuu tallaabada wakin doonaa.
Maankisa waxa kale oo ka dhex guuxaya oo marnaba aan ka faaruqayn sida waaga cusub ee bilan doonaa u u saameeyo jacaylkiisa iyo gaabka ay Nimco u gaabbili doonto. Ma cidlayn doontaa mise cidan bay u nogon socodka ka caawiya? Marmar waxa u is tusaa iyada 00 garablisa ka baday, dibna uga guratay. Rejobeel iyo
niyadxumo ayaa galbigisa ku soo xaadira. “Haddii lugta iyo jacaylkuba si raacaan, hal marna aad ka farabado o
meel cidla ah aad haabhaabato, maxaad yeeli doontaa?” ayuu si waydiyaa. Waxa ad mooddaa in u heestan
nigadda ka tirinayey:
“Xalaan soo baraarugay Ka soo booday jfkoo
Buur intaan fadhistaan
Hurdo baadigobee; Adoo iga baxsadayoo Baashayga maray baa
oo ku garwaysa: “Ma Muusaa lugtii la jaray; alla maxay u jareen; ma dhacayso!”
Marki ay murug dhammaysatay e laga kala degay ayey u soo kacaysaa waraysi iyo in ay hesho bal cid uga xaalwarranta gacaliyaheed. In saaka gallinkii u galay o naafoobay ayaa loo sheegay. Xanuunkii ku shidnaa ayaa ku si laba garxay. Tilifoonkii lagala xidhiidhi lahaa ayey baadidoontay; way wacday oo inta ay heshay al isku baroortay. Erayo kalsooni xambaarsan ayey dhegihisa maqashiisay. In ay garabkiisa taagan tahay, dhib iyo dheefna al gaybsan doonto, ayey ugu laabqaboojisay. Sida uu jacaylkiisa u barrinsaday wadnaheeda e ay laabta uga jeceshay, yo sida aanay sikin qudha uga maarmi karin ee galbigeedu u jamanayo, ayey u tebisay. Weedhaheeda girada sida ayaa toos u taabtay Muuse. Tiraanyadi u ka qaaday gallinka ayaa si yar si yar uga soo tirmay. F a r a d iyo raynrayn ayuu dareemay. Neecaw gabow, 0o aad mooddo in ay caafimaadkii ruuda siddo, ayaa subadaa ay al hadlaysay saagday.Wahabkii saarnaa ayaa jidhkiisa ka duulay markaas buu nashaad iyo firfircooni dareemay.
Muddo markii lagu baxnaaninayey dhakhtarka, biro u ku socod bartana loo soo biyey, ayaa loo soo gaaday gurigooda. Usbuuc ka dibna waxbarashadi ayuu soo xaadiray. Ardayda fasalka oo xaalkiisa ka warqabtay ayaa fadhiga uga kacday. Waji ifaya oo farxadi maashaysay ayey ku soo dhaweeyeen. Dhaawici si looillowsiiyo, ilkaha ayaa dibnaha looga wada qaaday, markaas baa
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda
