Wehel Jacayl| Q-15aad Adegto

Qofka ugu mudan e dhinicisa taagani wa Nimco. Niyad’dhiska jyo dhiirrigelinta marka laga yimaaddo, waxa an si dhimin 0o ya weli haaneedayaan doonisti kalgacalka weheshatay. Niyadwanaagga iyo nafqaybsiga kala dhexeeya gacalisadisa ayaa dheef iyo dheregba ugu
filan.


Waxa ay jacaylka isla wadaagaan oo isla taakuleeyaanba, waxbarashadii ayaa gabagabo ku dhow. Qalinjebintii ayaa kaabiga saaran. Nimco, o guulo isdabajoog ah ka soo hoyn jirtay jamacadda, ayaa hanatay kaalinta ugu sarraysa kulliyaddi ay ka tirsanayd. Muuse laftisu meel sare ayuu taagan yahay; waxa u ahaa gof aan lagaga daba dhufan marka ay timaaddo cilmi iyo barashadi; balse wakhtiga ayaa cilay. Qaddartii Ale e ku timi ayuu la hagaasay. Meeshii u hoggaanka u hayn jiray ayaa looga hurumaray. Cil se uma gabo; gofka horkacaysa ee dadkaba ugu horraysaa waa waaxyihiisamid ka mid ah.


Qaalidi u ku dhaadan jiray ayaa la maamuusay, dhibcihii sare e ay keentay ayaa lagu darajeeyay. Madasha galinjebinta inta magaceeda laga yeedhiyay ayaa shahaado sharaf lagu taagay. Isagu goobta ayuu fadhiyaa, maradi madoobayd ayaa oogadisa saaran. Qalbiga ayuu uga hanneeyay. Farxaddii ayuu birihiisii kor ugu kacay. Xaggii ay fadhiday inta u tagay, ayuu si kal iyo laab ah ugu hambalyeeyay maadaama ay soo hoysay guul lamahuraan u ahayd isaga.

Maalmihii galinjebinta ka dambeeyay labadoodaba jawi kit hore ka geddisan ayaa u bilaabmay. Midowgi iyo yagleelkii reerkooda ayaa u soo hiraya. Waxa se taa ka horraysa, oo ladh kulul ku haysa, sidi ay shago u heli lahaayeen. In goys la dhisaa kharash badan ayey ku kacaysaa, Muusena isma bixin karo oo goys danyar ah ayuu ka soo jeedaa. Isaga ayaaba laga sugayaa anfaaci ni uu reerkooda ku soo kordhiyo. Naafonnimada ayaa shago
helistii bir kaga si dhigtay. Dhib ka wayni ma jirto marka aad la nooshahay duul quudhsada o hoos u cega dadka baahiyaha gaarka ah gaba. Nolol cakiran oo siigo iyo ufo ku kicisay ayuu la daalaadhacayaa.
Labadooda kolba midkii shago helaa in uuu danahooda ka shaqeeyo ayey ku ballameen, balse midkoodna wuu ku salaaxi la’ yahay. Niyadda ayey iska leevihiin ‘tolow
dadku miyaanay dareensanayn duruufta nagu gadaaman, maxay noogu adkaynayaan?* “Horta lamaanaha jacaylka al soo kacaakufa e halganka dheer la soo mara miyaan li naxaris leh lagu eegi jirin?” ayey is waydiyaan, haddana iyaga ayaa isku jawaaba: “Oo ya arrimaheenna hoose og!”
• Haddi dhinaca Nimco loo cirsan lahaa oo inta ay aabbaheed u tagto ay odhan lahayd wilkan waan rabaaye ha al igu daro’, waxa ay ka baganaysaa ni ay culays al kulanto o laga kala kiciyo dareenkan gaammuray e ay muddada soo yabyabaysay. Walaasheed ka wayn 00


keliya ayaa al og xidhidhkeeda, iyadana wa hore ayay is dhaarsadeen. In arrimaha sir lagu hayo o aanay soo shaacsaarin ayaa laga ballamay.

Qoraa: Cabdisamad Sumcadda