Waxa ay galbiga ka sawiranaysaa in Muuse si xarrago
leh u soo doono, oo inta u madal ilyartu is gabatay
vimaaddo u u soo geedfadhisto, halkaasna aabbahaeed
ku waydiisto. Taagga waxa ay si leedahay waxa aad ka nasan doontaa daalkii iyo diftii aad jacavlka kala soo
dabbaalatay. Xaflad kala kacsan in loo dhigaa waxa ay qudhgooyo ku tahay inti wada socodkooda saluugsanayd,
iyo cid kasta oo gaab khaldan u arkaysay lana yaabbanayd sida ay u ugu adkaysatay in ay garabkisa si ahaato isaga oo naafoobay.
Oday Maxamed al yidhaahdo o Ael mood yo maalba isugu daray, afarta jeebna u buuxaan, ayey Muuse kulmeen.
Meel waddo ah isaga oo lugaynaya, kulka jira awgisna dhidid ku maydhay, ayaa Ale ku soo saaray xaajiga 0ogaadhi V8 ah ku taagan, waddadana taxtaxaash
ku soda. Dhinacisa ayuu hal mar isha gac ku siiyay- mise waa wil da’ yar oo biro ku boodaya, socodkuna dhibayo cadceeda jirta awgeed! Istaaggii u istaagay yo “deer, aan ku si dhaweeyee gaadhiga soo fuul”, ayaa si xigay. Intii ay dariiga si socdeen ayaa al sheekaystay. In un dhawaan qalinjebiyay welina aanu shago hayn ayuu u sheegay. Waayihii adkaa yo marxaladihii u nolosha al
soo maray ayaa la iska waraystay.
Muuse waxagashay rejo maadaama loo ballanqaadday
ni laga caawin doono ni u shago helo. Tilifoonkii baa
kala gortay, si marka hawshu diyaar nogoto loola soo al marki ay ka soo wareegatay aya al soo wacay;
wu eegay mise wa xaajigi; farxad buu kala batay. Qabashadii u gabtay iyo shagada loogu bushaareeyay ayaa kulmay. Goobtii uu ka shagayn lahaa iyo xilliga ay tahay ni u soo shago tago ayaa al isu raaciyay. Waxa uu ka hawlgeli doonaa ‘Supermarket’ wayn oo suuga bartankiisa ku dhex yaalla, isaga 0o magalhaye/ khasnaji ka nogon doona.
Warkii rejada galiyay ayuu al wadaagay Nimco. Aad bay u soo dhawaysay, yididiladii ivo farxaddi ka muugatayna ula gaybsatay. Maalinta xigta maadaama un shagada bilaabayo, waa ta dardaaran iyo duco ba isugu dartay. Wajifurnaan iyo hawlkarnimo in uu dadka kula shaqaysto, hawl kasta oo loo dirana sideeda uga soo baxo, sidoo kalena u habsanka iyo habacsanaanta iska dhowro, ayey ku dhirrigelisay, weliba waxa ya ugu nsi dartay o ku tidhi. “Shagada xilligeeda joog oo ha ka dibehicin, ammaanada laguu dhiboilaali oo ha lumin; hankaaga mid sare ka dhig o hadba tallaabo horusocod ah gaad; dadkana dulgaad iyo debacsanaan kula soco o gofna hadal dhiba ha ku odhan, hana yaraysan”
Ilaa laba blood marki u gooobtii lagu goray ka hawlgalayey ayaa goor frid ah, isaga oo shagada ka soo rawaxay, agalkooda hortisa gaadhi taagan u ku si dhaafay, maba sharaysan e gurga ayuu hore isaga galay. Walaashii ayuu waydiyay baabuurka dibadda yaallaa waxa uu yahay. Waxa ay ugu jawaabtay: “Waxa saaran dad adiga k
u doonaya”. Wuu soo baxay o gooraansaday mise
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda
