Wehel Jacayl| Q-17aad Adegto

gofka gundhada u saaraniba waa jacaylkiisii. Farad aanu filayn ayuu foolkafool ula kulmay. Agteeda hadyad ay ugu talogalashay in ay kedis uga dhigto ayaa taalla. Inta ay daagadda ka furtay ayey ku tidhi: “Qaali, gudaha soo gal”.Sidaadiu usoogalaybawaxaaygacantakasaartay fiyoore guduudan, bushgado ay alaab ku soo cabbaysay ayey haddana guddoonsisay. “Halkan ma ku furi karaa?” ayuu waydiyay. “Haa, dhibi kuma jirto”.
, ayey ku tidhi. Kaadoogu saddex xabbo ayuu aha, mid kastana waxa ku jira alaab gaar ah. Marki u sidaa u furay, waxyaabo cajab geliyey oouu al ashqaraaray ayaau ugu dhex tagay. Macmacaan kala jaadjaad ah, dhar intii hal mar al isku taagi lahaa, yo cadar midiba midka kale u ka udgoon yahay 00 carafta ka soo baxaysana a d galbiga ka doogsanayso. Inti kale inta u bacda ku riday ayuu macmacaankii kala
Kalgacayl ku looloo Laacdamaaya caashaga.


Midowganolosha iyo gorshahooda mustaqbal ayeyisla soo hadalgaadeen. Xilliga ay yagleeli doonaan iyo gaabka ay hawsha ugeli doonaan ayeysheekadooda ku saleeyeen. Shagada u Muuse hayaa ma ahayn mid si degdeg ah lacag looga ururin karo. In kasta oo u hagbad galay haddana weli badh buu tebayaa oo tiradu ma saameelna. Wakhtigi ay soo jeedisay in u meherku dhaco iyo kharashka u urursamaya ayaa is keeni waayey. Marki ay aragtay in atrimihu isu gaban la’ yihin gacaliyaheeda, waxa ay ballanqaadday ni inta dhiman ay iyadu buuxin doonto.
Wax kale ma hayso e, walaasheed o qurbaha ku magan ayey lacag waydisatay. Alaab ay u baahnayd ni ya ku soo ibsato ayuu dalabkeedu ahaa. Lacagtii oo aanay isticmaalin, gasnadna ugu jirta, ayay ugu yaboohday gacaliyaheeda si u hawlaha ugu debbaro..
Kharashki u hayey ijo inti ya ku dartay ba al isu geeyay. Xisaab inta la galay ayaa wax kasta oo gabyo ka ahaa ya dhammaystirteen. Maalmahaa ay gabangaabada ku jireen waxa meel ay jaan iyo cidhib dhigtay al la’ yahay Muuse gabadh ay walaalo yihin o da’dii ka yarayd ah. Beryahaa waxa socday tahtiibka; in dhallintu u doolaan
waddamada shisheeye ayaa aad u badnayd, iyaguna shakigaas ayey gabeen.

furay 0o la isla muudmuudsaday.
Kulankaasi waxa u uga dhigan yahay sidii 0o ay is guursadeen. Qaabka ay sheekadu isugu raacraacday e ya isaga gurayaan ayaa laga garan karaa ni dareen gudaha ka soo go’ayaa u maayado soo kicinayo. Neecawda macaan ee ay habeenkaa ku naaloonayeen w a x ay ku ladheen
oo u wehelinayay mustaqbal qurxoon o ifafaalihisa ay arkayeen, udduggisana ay wakhtixaadirkaa nuugayaan. Heestii khadra Daahir ku luugayn jirtay ayey ku tuurteen:

Sida laba is jeceloo Laydhsanayaa fidkii

Kalgacayl ku looloo Laacdamaaya caashaga.
Midowganolosha iyo gorshahooda mustaqbal ayeyisla soo hadalgaadeen. Xilliga ay yagleeli doonaan iyo gaabka ay hawsha ugeli doonaan ayeysheekadooda ku saleeyeen. Shagada u Muuse hayaa ma ahayn mid si degdeg ah lacag looga ururin karo. In kasta oo u hagbad galay haddana weli badh buu tebayaa oo tiradu ma saameelna. Wakhtigi ay soo jeedisay in u meherku dhaco iyo kharashka u urursamaya ayaa is keeni waayey. Marki ay aragtay in atrimihu isu gaban la’ yihin gacaliyaheeda, waxa ay ballanqaadday ni inta dhiman ay iyadu buuxin doonto.
Wax kale ma hayso e, walaasheed o qurbaha ku magan ayey lacag waydisatay. Alaab ay u baahnayd ni ya ku soo ibsato ayuu dalabkeedu ahaa. Lacagtii oo aanay isticmaalin, gasnadna ugu jirta, ayay ugu yaboohday gacaliyaheeda si u hawlaha ugu debbaro..
Kharashki u hayey ijo inti ya ku dartay ba al isu geeyay. Xisaab inta la galay ayaa wax kasta oo gabyo ka ahaa ya dhammaystirteen. Maalmahaa ay gabangaabada ku jireen waxa meel ay jaan iyo cidhib dhigtay al la’ yahay Muuse gabadh ay walaalo yihin o da’dii ka yarayd ah. Beryahaa waxa socday tahtiibka; in dhallintu u doolaan
waddamada shisheeye ayaa aad u badnayd, iyaguna shakigaas ayey gabeen.

Qoraa: Cabdisamad Sumcadda