Werwerka Iyo walaaca ay sababtay
walaashiisa la waayey ayaa dhimay karaarkii u ku socday gorshaha guurkoodu. Baadidoonka gabadha yar e la waaey ayey cagli igo cududba isugu geeyeen. Muddo bil ku u siman markii al raadinayey ayey ka soo hadashay Libiya. Iyada oo afduuban gacantana ugu jirta niman qawlaysatoah ayey war argagax leh soo dirtay. Waxa ay u dhexaysaa nolol iyo geeri. Ragga haystaa ma aha kuwo naxaya. Madaxfurasho aan loo maaro hayn ayey dalbadeen. Muuse ehelkisu ital uma hayaan lacagta al waydiyay, balse way ku sandullaysan yihiin 00 waa in ay meel u n ka keenaan Haddi kale inantooda ayaa u goolan 0o qudhbixi karta.
Talyaaniga ugu jirtay ayey si ambaqaadday.
Markii karku ka dhacay ayey lammaanihi si jeclaa dib isula hawlgaleen. Sidi hore e xaal ahaa rejadoodu way ka lidataa; intii yarayd e ay hayeen ayaa ka kala duushay 0 wa hore loo tashaday. Yagleel io yabyab dambe ayey galeen. Wakhtigu wuu catarayaa, bilo yo sannado an wax laga waydin ayaa socday. Ayuuto/ hagbad cusub o u bilaabay ayey sugayaan. Lacagta halkaa gashaa sida ay ku tarantaa ma hawl yara. Wakhtigi wuu ku dheeraaday, waxna waa ay isu gaadhi waayeen.
Gabadhii Yurub u socdaashay oo inta ay Talyaaniga dhaaftay Jarmal gashay, ayey galab walaalkeed is waraysteen. Waxa u uga warbixiyay dhacdooyinki si xigxigay e noloshisa ku lammaanaa, yo sida u ugu dhabaradaygay. Ti u dambaysay e u ivada u ku samatabixinayey yo wixii ka gabsadayay ayuu uga sheekeeyay. Gabadha uu jecel yahay ooaanay ka war hayn ayuu cabsiyay. Aad bay ula quirootay, waxyaabo badan 0o noloshiisa ku gadaamnaa ayey ogaatay.
Jacaylka gaammuray e e a u walaalkeed la Rebidhaclaynayo ayey garwaaqsatay, waxa aanay u ballangaadday in aydhinicisa istaagi doonto, kana caawin doonto sidi uu ula agalgeli lahaa gacalisadiisa.
Meel yar oo ay ka shaqaysaa ma aha mid kaafiyi karta kharashka ku baxaya guurka walaalkeed. Waxa ay bilowday in labada gelimba ya shagayso si ay dhaqaale badan u samayso. Balanqaadkeedi Alle waa uu soo
Qabanqaabo iyo abaabul gabadha loogu gurmanayo ayaa la galay. Dhow gof oo lacag lagu tuhmayey ayaa al isla soo hadalgaaday. Muuse o goyskooda ugu tun waynaa xagga jeebka, ayaa lagu cray. Haddii aanu isagu wax bixin ya kale oo u hagarbaxaya walaashit? Inti yarayd e u dirqiga isugu geeyay ayaa lala haaday. Halki un u waday ma aha ee meel kale o Alle u goray ayey
lacagtii aadday.
Dhibta soo foodsaartay ayaa guurkii u naawilayey cirka ku laashay. Qaddarta Ale e timi kama santaagi karo ,e samir ayuu gaatay. Samatabixinta inantood ayuu tab yo xeeladba isugu geeyay. Madaxfurashadi laga rabay oo si adag lagu soo urutiyay ayey isu waydaariyeen magafayaashii. Muddo ka dibna Ale gacantoodii waa u ka si daayey
Talyaaniga ugu jirtay ayey si ambaqaadday.
Markii karku ka dhacay ayey lammaanihi si jeclaa dib isula hawlgaleen. Sidi hore e xaal ahaa rejadoodu way ka lidataa; intii yarayd e ay hayeen ayaa ka kala duushay 0 wa hore loo tashaday. Yagleel io yabyab dambe ayey galeen. Wakhtigu wuu catarayaa, bilo yo sannado an wax laga waydin ayaa socday. Ayuuto/ hagbad cusub o u bilaabay ayey sugayaan. Lacagta halkaa gashaa sida ay ku tarantaa ma hawl yara. Wakhtigi wuu ku dheeraaday, waxna waa ay isu gaadhi waayeen.
Gabadhii Yurub u socdaashay oo inta ay Talyaaniga dhaaftay Jarmal gashay, ayey galab walaalkeed is waraysteen. Waxa u uga warbixiyay dhacdooyinki si xigxigay e noloshisa ku lammaanaa, yo sida u ugu dhabaradaygay. Ti u dambaysay e u ivada u ku samatabixinayey yo wixii ka gabsadayay ayuu uga sheekeeyay. Gabadha uu jecel yahay ooaanay ka war hayn ayuu cabsiyay. Aad bay ula quirootay, waxyaabo badan 0o noloshiisa ku gadaamnaa ayey ogaatay.
Jacaylka gaammuray e e a u walaalkeed la Rebidhaclaynayo ayey garwaaqsatay, waxa aanay u ballangaadday in aydhinicisa istaagi doonto, kana caawin doonto sidi uu ula agalgeli lahaa gacalisadiisa.
Meel yar oo ay ka shaqaysaa ma aha mid kaafiyi karta kharashka ku baxaya guurka walaalkeed. Waxa ay bilowday in labada gelimba ya shagayso si ay dhaqaale badan u samayso. Balanqaadkeedi Alle waa uu soo
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda