Dedejiyay. Muddo 3 bilood ah ayey kaga farxisay Muse iyo Nimco 0o al daalaadhacayey duruufo dhagaale.
Kharashka intisii badnayd iyada ayaa kafaaloqaadday, iyaguna intii yarayd e hagbadda ugu jirtay ayey ku kabeen. Sidii baanay hawshooda isugu dubbariteen. Waxa ayniyadda kaga ducaysteen ni aan wax kala tuuraa u iman 00 Ale balaayada ka deyro.
Odaygii Nimco dhalay ayaa al wacay si looga doono inantiisa, isna hadalba kama soo celin e ‘marxabba’ ayaa u yidhi. Madal la qurxiyay ayaa al isku ballansaday. Muuse oo go’ shaal ah iyo khamiis ku soo labbistay iyo odayaashiisii ayaa goobta u meherku ka dhacayo soo xaadiray. Ehelkii Nimco ayaa iyaguna isa soo shubay. Si gobonnimo ku jirto ayaa al isu gaabbilay. Sida un dhaganku ahaa, inta gacanta al isu dhibay ayaa inantii al hibeeyay. Reerkii dhismay ayaa duco loo misay. Muuse iyo Nimcona sidaa ayey ku midoobeen.
YAA U KALA WARRAMA?
Barsadda hotel yauk oso desaty ares fadhich; ko ok sharaab ah ayaa hor yaal. Waa galab cirka daruuro
ku shaqlan yihin. Kobta ay joogto waa ku keli, cidla iyo caajis baa i s weheshaday. Ubaxyo iyo dhir cagaaran oo hareeraha ka xiggay ayey indhaheedu ku foofeen. Dhaayihii xayaabada ku mashquulsanaa ayaa hal mar guluubbada shitay, jalleecada ayey isha qac ku sisay wil meel aan ka fogayn taagan. Way isla satekacday 00 ku dhaygagtay. Inta u isaguna eegmo kalgacal ku soo eegay ayaa la isku indhobururay.
Eegmadii ugu horraysayba waxa qalbigooda xulay dareen xiiso kediso ah ku furay. Qofba halkii u joogay ayuu ku gallalay; jaanta ma dhaqaajiyaan juugna isuma yidhaahdaan. Iyadu in ay xaggisa u hollato badheedhaheedana dhayda ka caddayso, ma awooddo; xishoodkii dumarka lagu yaqaannay ayey al hadoodilan tahay. Sidii ay isaga ka filaysay ayaa se dhacday. Inta u awood iska baadhay ayuu xaggeeda u soo dhagaaqay. “Walaal, iska warran; magacaa?” markii u ku yidhi neef ayaa ka soo baday. “Waan fricanahay, magacayguna waa Nasta e adigana?” ay ye uguhalcalisayay, isaguna magaciisa
ayuu “Naasir” ugu sheegay. Erayo isbartidin iyo isbarasho isugu dhafan ayey sarajoogga isku waydaarsadeen, markaas baa cabbaar al kala bogtay. Lambarradii la
iska soo salaami lahaa, xidhidhka bilaaabmayna lagu beekhaamin lahaa, ayaa al isa siyay.
Markii uu gabbalku dumay, dhawr saacadoodna laga joogo isbarashadii, ayuu Naasir soo wacay Nasta. War iyo wareegto wixii jira ayaa la isa suaalay. Waxa ya u sheegtay in ay waddanka hal usbuuc oo keliya joogto. Wa qurbejoog soo xagaabaxday. Ehelkeeda o magaalada ku nool ayey soo boogatay. Waa gashaanti guurujoog ah oo inta ay imika u n waxbarshadi dhammaysay shago bilowday. Qorshaha uguma jirin in ay haasaawe iyo rag hibashadooda u hanqaltaagtaa, balse laabteeda culan ayaa calmashada badday. Wilka ya hawraarta 1yo hadallada macaan si waydaarsanayaan wa golgoljoog an weligi dibadda u bixin, dalka ayuu ku tamariyey 00 ku taclinbartay. Daynabooyinka xumaada i o qulqulka danabaysan sancadooda ayaa u jaamacad uga soo baxay.
hammiyi jirtay in ay ku aragto wilka ay mustaqbalka al wadaagayso ayuu kulansaday. Erayo debacsan, kaftan a n turxaan lahayn iyo kalfurnaan ayey kala kulantay. Keligeed ma ganacsana e isaga laftiisa waxa beergaaday quruxda oogadeeda io garashada toolmoon e xishoodka yo dhawrsanaantu hu’ga u yihiin.
Muddo markii sheekadoodu magal iyo muugaalba ku socotay ayey hore u soo rugaansadeen; doontii ay ku haasaawayeen ayaa soo istaagtay badda xeelligeeda; waxa ay gaadaadhiggii isla garteen sidi ay u falangayn lahaayeen nolosha mustaqbalka ee sugaysa. Reer in la yagleelo ayey wiglada u tunteen. Isu heellanaanta iyo isla
dhacsanaanta dhedooda ka jirta markii ay arkeen, aye si tusiyeen ni ay isla gotomin karaan goys lagu dirsado laguna gabowsado.
Nogoshadeeda oo dhawayd ayey dib u dhigatay; rejo wacan 0o ay ka gabto jacaylkeeda ayey rabtaa in ay rumayso. Dhow kulan oo ay arrimahaaa ku gorfaynayaan ayey wada qaateen. Iyada oo hawshu dhammaad ku dhowdahay ayaa arrin aanay kaba fikirini timi. Qabiilka oo inti ay haasawayeen soo hadalgaadkiisu yaraa ayey
gundhada u galeen. Nasra ayaa u goladeeda waydiiyay. Waxa taa gasbayey dhaganka Soomaalida. In labada reerood e xididayaa si gabiil ogaadaan waa rukun culus 0o ka mid ah ibofurka guurka. Gacalisadiisu waxa ya ka soo jeeddaa gabillada al haybsooco, isaguna taa haabkaba ma gelin. Waxa ya ku nogotay lamafilaan. Shucuurtiisa
Sheckadi inta ay isugu dubbadhacday ayey jubta iyo jaanta isla heleen. Waxa ay dareentay in ay heshay ruuxii nafteeda ku habboonaa. Su’aal kasta oo ay hibanaysay ayey u heshay jawaab kaafida. Maalmo kooban ayuu jacaylkii labadoodaba biyodhigay.
Marka laga yimaaddo isgancinta hore, waxa sheekadooda aad u si bilay xurmada iyo ixtiraamka dhexdooda ka unkamay. Dhow astaamood oo ay ku
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda
