waa maxay suugaan?


Macnaha lugadeed ce erayga suugaan, waxaa ka mid ah;
v Cawska roobaystay oo qoyay geedaha ugu horceya ce kaso baxa, naqa, doog, cosob,
magool, suugaan.
Layrta qabow ee kadanbeysa roobka da’a; yalanyalxo.
Budada haruurka.
Qeexida cilmiyced ee erayga suugaan, (literature ama(ul);
Waa hadal xaalad ama falsami laxiiseeyo Ich.
1.2: fan iyo suugaan
Waa maxay fan?
Erayga fan, (arts) ama (us, wuxuu kulmiyaa dhamaan curinta iyo halabuurka dadka kaso
maada ee kuso gudbinayo dareenkiisa iyo fariintiisa, sida erayada, sawirka, muusikada,
qorida geedaha, ama dhagaanta iwm. Halkaas waxaa kafarcamaya laamo kala duwan oo
fanku u uqeybsamayo.
Maxaa ka dhexeeya fan iyo suugaan?
Suugaantu (literature) waa laan kamid ah fanka, oo ah fanka hadalka!
1.3: Qeybaha suugaanta
Suugaanta waxaa loo qeybiyaa labo qaybood: tix yo tiraab. Tix waa hadal kasta 0o Ich
dhacdo iyo qaafiyad. Tiraab waa hadal labadaas – qaafiyad iyo dhacdo – midna lahayn.
Tusaalel:
Tiraab:
Tix:
Nin is faanshay wuuu la mid yahay ri isnuugtay.
Ri’ isnuugtay meel uga ekaa, nin is ammaanaaya.
Tusaale2:
Tiraab:
Tix:
safiya xaajiycey waan ku sugayaaye soo soco. soo soco safiya xaajiyeey,
wan ku sugayaaye.
Tusaale2:
Tiraab;
gabaryahay, sidii oo aad hugaygii tahay; ama aad geeri iga baajineyso; amaba dunida gabdho kale laga waayay; bal gardaradayda, maxaan kaaga samri la, ahay?
Tix:
sidii aad go’aygii tihiyo macawistaan goostay

Ama godkii aakhiriyo, geeri iga baajin
Ama aan geyiga lagu ogeyn, gabadh kaloo joogta Gardariyaa maxaan Hodan Cabdaay, kaaga go’I waayay.
Macnaha labada tusaale ee kastaa waa isku mid, laakiin haba macnaha lagu sheegay ayaa kan hore tiraab yahay, kan danbane tix yahay.

Xigasho: Suugaanta Soomaalida