Kuwa uu naadiya sinnaanta iyo ishegalka in uu yahay ilbaxnimo waa
gowm beenaalayaal ah: waxay beenaalayaal ku yihiin arinka ilbaxnimada
waxay ka doonayaan kaliya in ay dharjiyaan baahida dareenkooda, iyo in ay ku raali galiyaan fikirkooda qaldan, iyo in ay naftooda ku ganciyaan macaansiga ay ku eegaayan dumarka qaaqaawan, iyo waxyaabaha kale ay ka
rajeenayaan in ay ka helaan ;
Hasa yeeshee awood meysan u helin in ay soo bandhigtaan waxa ay naftooda jeceshahay, ee waxay ku dadeen erayo qurux badan oo saameen leh sida:
Hormar, ilbanimo, fanka, nolasha jaamacada, iyo reer magaalnimo,
Hadalo noocaan ah oo maran, oo aan xanbaarsaneen wax akhlaaq ah oo bilaa macna ah oo aan ku tilmaami karno gurbaanta ay u istacmaalaayaan bulshada.
Waana beenaalayaal sababtoo ah reer galabeedka ay ku daydaan, oo ay raacaan wadadooda, xagana ma arkaan ilaa ay reer galbeedku shaabad ay ka
Xaquna ma ahan midka ka soo horjeeda baadilka, ee xaqa waxa ay u arkaan midka ka yimaado xagga reer galbeedka sida: magaalooyinka
( paris, London ,berlin ,new-york…I.w.m)
Xita haduu nogdo cayaarta daansiga, is-qaawinta, is-dhexgalka jaamacadaha,
iyo asturnaan la aanta garoomada ka dhex dhacaa, iyo is-qaawinta ka dhacdo
saaxilka (1)
Waxay dadka kaa dhaadhiciyeen baadilka in uu yahay mid ka yimid:
Al-azhar, iyo al-amawi (2)
(1) al-Saaxil waa xeeb ku taal waqoyga dalka masar, dhirika xeebtaasi waa 1050 km .
Wuxu na shiiqu leeyahay, saaxilka ayaa ah meesha ay naga soo weerareen yahuuda
(israa fil)
(2) al-azhar waa masjid iyo hay’ad wax barasho oo lagu barto culuumta diinta islaamka, 0o ku yaal magalada khaahira _dalka masar
Al-amawi waa masjid iyo ha’ad taclimi ah oo lagu barto culuumta dinta islaamka 0o ku yaal magalada dimishiq _dalka sitiriya.
Labadaasi hay’ad oo bariga ku yaal, iyo masajidada islaamiga, ayay ku tilmaamaan in ay baadil yihiin, iyo sharafta, hanuunka, dhowrsananta
is-daahirinta, daahirinta galbiga iyo iyo jirka.
Yurub iyo mareekan dhadooda, sidaan maqaaladaha aan ka aqrinay oo aan
ka wareesanay dadka aaday dalalkaasi, waxaan ka ogaanay in ay jiraan qoysas badan aanan ogaleeyn is-dhexgalka xitaa aanan ku dhaqmin
dhagankaasi, baariis (paris) dhedeeda waxaa laga helaaya waalidiin aan u
ogaleen gabdhahooda in la socdaan wiilal, misna aan ogaleen in ay isla aadaan shaleemooyinka, xitaa uma ogala in ay daawadaan filimaanta iyo
riwaayadaha qaar,
Waxay u ogalaadaan kaliya riwaayad iyo filin oo ilaalinaayo akhlaagda
suuban
Waxaan ka xumahay in dalka masar ay filimaanta iyo riwaayadaha ay ku soo gudbiyaan dhagan an u wanaagsaneen umada islaamka ayago ku daday magac fanka, oo dhagan walbo filinkaas ku jira ay ku tilmaamaan filin gofkii falka xun sameeya oo ay ku tilmaamaan in uu yahay jilaa (fanaan)
Waa shirkado aan fahansaneen fanka, oo aan fahansaneen diinta islaamka .
Waxay leeyihiin: is-dhexgalka wuxuu jabiya shahwada, wuxuu idbiyaa
akhlaagda, wuxuu ka saara nafta baahida uu bani aadamka u gabo galmada!.
Aniguna jawaabta waxaan u daayay, kuwa tijaabiyay iskuulada ka jira
is-dhaxgal
Sida ruushka (Rusia) aan haysan diin, oo aan ka dhagaysan shiiq iyo baadari,
Soo Kama soo laaban tijaabadaasi marka ay arkeen fasaadka ka dhashay?
Sido kale maraykanka (USA) soo maadan aqrinina in badan dhibaatada mareekanka haysato in ay ka timid gabdhaha lagu uureeyo iskuulada iyo
jaamacadaha “)
Marka waa kuma gofka ku farxaayo in ay dhibaatoyinkaan ka dhacaan
jaamacadaha: masar iyo ar-alshaam, iyo wadamada islaamka.
« Marka ay mareckan ku badatay gadhaha iskuulada iyo jaamacadaha lagu uurecyo,
waxay ka bilaabeen iskuulada wax la yiraahdo barasha jinsiga, gabdhaha masaakinta ah ayaa la baraaya waxaa ay sameeyaan rag iyo dumar marka kaligooda nogan, sido kale gabdhaha ayaa la baraaya in ayqaataan kaniini ka hor taga uurka.
Anigu lama hadlaayo wiilsha dhalan-yarta ah, damacne Kama lihi in ay dhageestaan, waxaan ogahay in ay ii soo jawaabi doonaan, qaarkooda way ka hor imaan doonaan aragtideyda, sababtoo ah aniga waxaan ka hor istaagaaya macaansiga ay aaminsan yihiin in ay wali si dhab u gaarin,
Hasa yeeshe angu idinka Ayaan idinla hadlaaya gabdhaheygi allaha sharfay oo dhowrsani, sababto ah xumaanta marka ay dhacdo idinka ayaa ah
dhibanayaasha,
Naftiina yo jirkiina ha saarina kawaanka ibliis (shaydaanka), ha dhagaysanina hadalada kuwa gorxiya nolasha is-dhagalka, ayagoo ku
dadaayo erayada: xuriyad reer magaalnimo, hormar, fanka iyo nolasha jaamacadeed.
Kuwaasi oo jecel nolasha nocaasi ah waa kuwa aan laheyn xaas, iyo caruur waa kuwa aan kala jeclaynin aladina sida ay nogon doonto, balse ka fakaraayo kaliya macaansiga iyo shahwada,
aniguna waxaan ahay aabo gabdho dhalay, aniga marka aan idin difaacaayo waxaan difaacaya gabhahayga, aniga waxaan gabadheyda la doonaayo
Ayaan idinkuna, idin la doonaaya oo wanaag ah.
Qoore: Abdiaziz Ali sheikh (Belhadj)
