MA IS OGTAHAY ADIGU QOFKAAD TAHAY?

MA IS OGTAHAY ADIGU QOFKAAD TAHAY?
I. Adiga iyo guusha
II. Yaa guuleysta?
III. Kumaad tahay adigu?

ADIGA IYO GUUSHA
Guushu shaqsi ay la dhalatay maa jiara? Ama shaqsi heysta oo aan ka raadineyno? mise shaqsi baa noo keenaya oo aan ka sugnaa? Guusha qofkii raadsha oo boholyow uqaba ayaa hela qofkaste ma hesho ee adigu baahi ma u qabtaa oo wax aad rabto in aad ku guuleysato majiraan mise sidaad tahay iyo heerkada ayaad ku qanacsan tahay? Qanaco haddey jirto maahi kuma heyso. Dadka oo dhan wey u simanyihiin fursadaha lagu guuleysan karo lakiin waxey ku kale duwan yihiin isku tayga iyo baahida ay u qabaan guusha.
YAA GUULEYSTA?

waxaan filayaa markaan maqalno waxbaa lasameyay waan layaabnaa oo waxan ku fakarnaa qofkaas sidee buu waxan u sameyay runta ayaa waxa ay tahay haddii adigu aad is fiir fiiriso oo aad fakarto oo aadan banaankaga mahane adiga gudahaga iyo awoodahaga ka fakerto wax kasta oo aad maqashay in uu qof soo saaray wax ka mucjiso badan ayaad soo saari kartaa is eeg oo gudahaga weyneyso ku fiiri markaas ayaad waxad arki kartaa qofka aad tahay iyo waxa aad isku moodo. Markaad is ogaado waxaa kuu soo bixi doona in aad fakir gasho kadibna aad ficil ku xijiso kadibna aad wax aad layaabto soo bandhigto waxaas oo dhan waa hadal laakin waxa lagaa doonayo oo aad wax ku xaqiijin kartaa waa ficil.
Dunida waxaa dadku isticmalan oraahdaan ah qofku in uu riyoodo kuna daro doorasho habkii uu riyadaa uga rumey lahaa kadibna uu ku daro ficil waxaa soo baxaya guusha uu ku hamenayey. (riyo +habkii+ ficil= guusha).

QARE:- MAHAD SALAAD MAXAMUUD