AAMUSNAAN

36570046 - 3d render of hanging light bulbs with glowing one isolated on dark blue background

AMUSNAAN
*
Aamusnaantu waxa ay ku siineysaa raaxo iyo
daganaan aad ugu soo dalxiisi karto caqliyada dadka kale!
*
Aamusnaanta mararka qaar waxa ay kugu
kalifeysaa in aad weydo dadka qaar, waayoo waxba uma sharixi kartid sida ay wax u jiraana uma sheegi kartid!
*
Aamunaanta waa mida kaa dhigeyso in aad soo kacdo adiga oo faraxsan, sidoo kalena aad seexato adiga oo walwalsan!
*
Aamusnaanta wa mid kamid ah waxyaabaha kugu kalifi karo in aad weydo naf aad said u jecleyd!

amusnaanta mararka qaar waxa ay nogotaa
wadada ugu fudud ee aad uga taqalusi karto dadka kale, balse marwalba ma ahan

Qoraa: Muxammed Al Baqer