Siciid oo garwaaqsaday in isaga loo dan leeyahay, baa yiri maya ee waan hadlaaye, waxaan idin iri: Hablayahow […]
Dumar geesi dhaaxay Gooyeen heddiisoo Ragna garabsi moodkood Ka gaboobi maayee Gunburreyda hoosaan Gurrac uga jarmaadoo Darantiyo gulaankaan […]
Allahii na abuuray waxa uu na siiyay awoodo isugu jira kuwa muuqda iyo kuwa qarsoon intaba, waxa uuna […]
Hablayahow halkii sharaf lahaa ma aydin haysaane Haasaawihiyo guurku way kala horeeyaane Annagoo habaas taagan baad nala hadlaysaane […]
xuska-14-guurada-aabbihii-miyuusigga-soomaaliyeed-cabdillaahi-maxamedmaxamuud-xirsi-qarshe“Alleylehe sar weyn baa duntiyo, seeski uu dhigaye, Alleylehe sallaan baa burburay, loo sinnaan jiraye, Alleylehe siraad baa […]
Dadka guulaysata waxa ay leeyihiin astaamo ama dhaqamo aad u fara badan dhaqamadaas ayaa u hor seedo in […]
Saafi sidii ay go’aanka u gaadhay ilaa hadda rag kama qaado salaanta. Markasta oy ka soo dhaaminaysa […]