Nafyahay I dhaliilaysaa Da’ kuu korodhaa dharaar Dhugmiyo samir kugu ladhoo Waxaad dhaaftaad shalay Ku dheygagaysaa haddeer Macaan […]
Waa waxa ay tahay inaad si dhab ah oo togan u taabba galisid si aad u gudato waajibkaaga […]
Aabbaheed oo isna meel adag iska taagay arrinkeedu wuu soo yara debcay. Waxba yaanu garab sinnin ee gujadiiuu […]
Dal-lahaansho Dubai kuma lihi cimaaradMa lihi daaraha MaraykanMa dego xeebaha MiamiDahraan kama qodo saliidaDocdaa Philipin ma aadinDadkana lama […]
Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku […]
midna hoosta dhigay wax la si eegto ma aha. Adiguna waxa aad noqon doontaa farash khayr leh oo […]
Dabka ololi duurkaa gubtiyo dunida qiiqeysa Qubuuraha dibbiray geeridaa daan walbaba gaadhay Mayd aaski loo diidey iyo jiidh dilkiyo ciilka Gabdhahaa daldalan […]
Sugaantana maxamed siciid bk waxa uu ku idhihees uu lahaa “talaabo dagdag aan u qaaday sidaan ugu turun […]
Odaygi in uu dhinac dhan judo, socodkuna kuadkaado, ayuu xanuunkii kaga tagay. Waa se talinayaa oo garashadi kama […]
