Raacdo dheer ayaa u galay, cid kasta oo hayntooda uu tuhmayeyba waa uu al xidhiidhay,
dalabkiisii dheg jalaq looma sin; quus iyo garracan buu soo istaagay.
Marki xaaladdu ku cakirantay, gof kharashka waxbarashada ka kafaaloqaadana u waayey, waxa ay asaxaabtisu kula taliyeen ni u xooggisa was kula soo baxo. Halkee ayaa u se shago ka helayaa? Inta karaankiisa ah waa uu isku dayay; darbi aan la mari karin ayaa ka hor yimi. Ma duni chelnimo iyo gofagoon wax al isku siyo
ayuu u badheedhi karaa? Xeerkii gabilka iyo gogobka ku dhisnaa ayaa goobka ka xidhay.
Arrinkisuwaxa u iskugu soobiyoshubtay halkudhiggi ahaa: “Cidina uma magna celna uma godna”. Isaga o caloosha ka gooey jaamacad iyo gelisteed, ardaydii faciisa ahaydna mar hore ay is diwaangeliyeen, ayaa Ale jid u bixiyey. Oday ay aabbihii saaxib dhow ahaayeen ayaa sOO wacay. Waxa u ugu bushaareeyay war farad leh; lacagta ku baxaysa jaamacadda ni u tunka u ritay, ayaa uu u sheegay.
•Dagigadihi tilifoonka vididilada xambaarsani ku socday, waxa ku soo goobtay dareen farxaddeed, rajadii naxashka saarnayd ayaa dib u soo noolaatay. Habeenka
warka loo sheegay waxa u ku naaloonayey neecawda agoonta yo nastigii u muddada badan sugayey 0 soo
Marki u waagu sidaa uberyeyba jarmaado ayaa u ku dhuftay, jaamacaddii o isdiwaangelintu weli socoto ayuu, cawadisa, ku beegmay. Si wacan inta loo soo dhaweeyay ayaa arjiyadii laga gabtay. Nidaamka ay jaamacaddu was u gaabbisho o dhan buu durduro ku maray. Kulliyaddi un doortay ayaa u ku soo baxay. Whakhtiga u bilaabi doono yo fasalka loo goondeeyayba hore ayaa loogu sheegay, markaas buu diyaargarow galay.
W i i l a l y o g a b d h o a y a a ay f a s a l w a d a a g n o q d e e n . Wa wajiyo isku cusub 0 agooni iskugu laaban tahay. Firfircooni io furfurnaan inta u iska baadhay ayuu ardayda dhex galay, durba dhallinyaro ayay isla jaanqaadeen. Saaxiibbo ay kursiga ku jaaleen iyo kuwo kaleba waa u yeeshay. In kasta oo uu nin iska af gaaban 0o gajilaad badan ahaa haddana ma tudhtudh yarayn.
Hablaha 0o meesha ku yaraa ayaa siiyey jaaniska iyo kalsoonida u isku muujiyey. Gabdhuhu ni ay nagaska kugu dhejiyaan marka ay ku harqiyaan ma hadal baa ka jooga? Kayrkayrka yo hadalka oo kaa soo bixi waayaba sow iyagu sabab uma noqdaan.
Shan gashaantimood ookeliya ayaa goobta ku weheliya wilasha. Toban jeer ayaa lagaga badan yahay fasalka. Sedbursiinyo ayaa meesha ka dhacday. Iyagu se waa ay isku kalsoon vihiin. Geesinnimada ku jitta waxa aad ku
garanaysaa halka ya isla taagan yihiin. Wilashaba ni ya ka sarreeyaan ayey isku haystaan. Gabannada hareeraha ka tuban hansal kama qaadaan. Meesha in ay ku yaraadaan
waxa sabab u ah agoonta al baranayo. Horta cilmiga
dhismaha iyo nashqadaynta guryaha dumarku miyey wax ku falaan?
Waa shan gabdhood oo bir finin ka hadhay ah, fasalka iyaga ayaa ka hor libaaxeeya, wilasha waxa ay iskaga xidheen geed. Maamulka kulliyaddu markii ay arkeen kartida iyo dadaalka midhodhalay eay al shir yimaaddeen,
waxa mid ka mid ah horjooge looga dhigay kalaaska. Gashaanti Nimco la yidhaahdo, kaalinta koowaadna a n laga waayin, ayaa alifle nogotay. Wa geenyo inta ay qun u baxday dherer iyo d h u m u c a Alle isugu dheellitiray.
Ardaydu inta ay is dhex galeen ayey jubta iyo jaanta isla heleen. Waa la is kaftan bartay. Maadda, gosolka iyo masaawaadka farxadda leh ayaa meerto u ahaa. Gole Whats App ayaa la samaystay siloogu wadaago casharrada ivo hadba wixii ku soo kordha. Codad wax la isku su’aalayo ayaa la isku duubaa. Hooskatuurka iyo kaftanka badhaxa tiranina xawaashka ayuu ku si badiyaa. Inta codadka u n dhegaysata e hoosta ka khaawista Muuse ayaa kow ka ah. Dhow jeer o golaha looga baaqay hadallo kaftan ahma lagu soo ganay waa uu ka gaabsaday. Qajilaad iyo xishood isu bahaystay ayaa u diidaya ni u laba eray isku toosiyo. Waa u maqlayaa dacaayadda ku socota iyo codadka aan kalajoogsiga lahayn e sida rasaasta ugu soo dhacaya, afki baa es juugda gabay. Kama zamuusaan, farriimaha gujada xambaarsan ayey u s o misaan iyaga 00 ku maadsanaya oo leh: “Muusow, ma hablaha ayaad
Qoraa: Cabdisamad Sumcadda
