walaalkiiyow Doco wanaajaw dad nooleeye duur qalinloow
naagta aan
daah xidhaneey doco, dalooleey ninkeedii dabayl-raacyeey
Alla waa xijooy
Alla waa xijooy
Geel xerada diidaa waa xijooy
Alla waa xijooy Alla waa xijooy
Xera kale ka ololaa waa xijooy Alla
waa xijooy Alla waa xijooy gabadh
xillaha diidaa waa xijooy Alla waa xijooy
Alla waa xijooy Xeellad bay ka wadataa
waa xijooy Alla waa xijooy Alla waa xijooy
xishoodkii xaguu maray waa xijooy
Qoraa: Casayr Aadan Salleebaan
