Aqbalaada(acceptance)

Aqbalaada hadaba dhamaan teen aan is waydiino waa maxay aqbalaada.
Aqbalaada waa tan ugu muhiimsan marka qofka
uu doonayo inuu bogsado uu horay u dhaqaaqo
gaaro hormar ama uu noqdo qofkii uu
doonaayay inuu nogdo.
Maaaa inooga baahan inaan aqbalno waxuu yiri
alle SW
“Dabacn waxaan idinku imtaxami doono xooga
cabsi ah, gaajo, khasaaro naf iyo maal iyo midh beelid ah, lakiin u bishaare kuwa samra”.
Macnaha aayadaan iyo waxa aynu doonayno
inaan ka bogsano wax wayn baa iska galay sida kale aqbalku waa mid kamida samirka, yacnii eebe Wayne waxa uu yir waxaan nigu imtaxanayaa salado badan si aad ugu samartaan xitaa waxaan wada garanaynaa samarku inuu yahay mid kamida imtaxaanada aaduun mana samri karo ilaa qof yeeshay adkeeysi oo hadana aqbalay qadarta timid mooye.

Waxaa jira alada badan oo ina soo mara meertada dunida maanta waynu wada garanaynaa heerka aay dhalinyarta ka joogaan xalada aan hada kahadlayno.
Xaqiiqatan way kaa hor imaanayaan marxalado badan oo kala nooca mid kastana ay wadato dhib gooniya iyo caqabad uqaasa oo aad aad ula dhibtooto.
Markaad aqbasho waxyaabahii hore ee adkaaa oo ku soo maray waxaad abuuraysaa mustaqbal ka qurux badan xaladii hore ee kugu adkeeyd.
Waad aamini kartaa naftaada mar labaadna waad tijaabin kartaa wax gabadkaada waa hadii adigu aad leedahay ama aa tahay qof nattisa aaminsan is waydil oo meel fadhiiso bilawgii ka soo biloow ilaa dhamaad
adiga isbaar xitaa haday qasab nogoto bilaaw inaad
dib isku barato.
Maxay kaa cawinaaysaa inaad yeelato (aqoonsi nafeed).
lan ugu muhimsan waa inaad si xaqiiga u qadan
doonto wixii dhacay masuuliyadooda dabacan waxaad
sameen doonta wax la yirahdo lahaansho maxaad adigu leedahay iyo sidookale maxaa adiga aadan
lahayn waa waxyaabo badan oo u baahan in la agoonsado si aad ku gaartid meeshaan u socono 00 ah (Kabasho iyo Adkeeysi nololeed).

[2:15 pm, 04/02/2024] Zachary Abde: Agoonsashada natteena waa godob wayn hadana dadka badi uma fahansana sida sadaa, een waxaan u malynaa agoonsi nateed qaarkiin inay u yaqaanan uun
anigu waxaan ahay hebel, ka soo jeeda rer hebal, dagan halkaa, dhigta ama dhameeyay dugsigaa, ama jamacadaa.
Hagag hadaba midkaa mayahy is aqoonsiga nafeed ee dhabtaa dabacan hadaan hada u hadlo aniga ahaan jawaab ta waxaan oran lahaa maya;
Waxaan agoonsi nafeed ama waxa ay afka qalaad ku dhahaan (self-identification) waa kalmad wayn oo uu ula jeedka yahay marka kowaad ba yaa tahay, yo yaad rabtaa inaad nogoto.
Hagaag dadka marka waxay kala saari la’ayahiin erayga yaatahay iyo yaad rabaa inaad nogoto, badi waxaan u
tahanaa kalmada yaatahy wax yaabo badan sida, magacaaga, rerkaa tahay, ama halkaa dagan tahay, hadaba geexitaanka dhabtaa ma aha midkaas.
Yaatahay: macnaha kalmada waa shagsiyadada (personality) yaawaaye magaranaaysaa shagsiyadada, cajiib waa su al wayn soo ma aha in la tahmo wagti bay
Qadan karta sida mashqulka laakin markad fahanto shaqsiydad waxad ka guuleysatey dhibaatoyin badan oo aad wajahi lahayd.

Kadib markaad aqoonsato shaqsiyadada hadana maxaad ku wanaagsantahay waydii nattaada dheh
halkaa ma ka howl gali kartaa, shaqadaa ma gaban kartaa, waxbarashadaas hadaa bilawdo guul maka keeni kartaa hadana marna ha aadin dhanka xun ama (negative) marwalba wax wanaagsan ee kugu saabsan si frican u baro.
Kadib ogoow waxa aad ku fricnayan si aad u nogoto
got dhibkiisa iyo wanaagiisa labadaba yaqaab
hadana maarayn kara oo awood gotahneed leh.
Yaad rataa inaad nogoto: waa mid kale oo ayadana ka mida is aqoonsiga nafeed ee uu qof kasta u baahanyahay.
Dabacan markii lagu dhaho yaad rabtaa inaad nogoto jawaabta waan garanayaa aniga midbaa waxuu leeyahay waxaan rabaa inaan nogdo dhaqtar,
ama inaan noqdo, engineer, ama inaan nogdo business man&women, ama waxaan nogonaayaa waxaas iyo waxaas.
Waan gartay midkaa mayahay jawaabta sadaa ee
su’asha ah yaad rabtaa inaad noqoto.

Dabcan ma aha hagag waxaan rabaa inaan nogdo dhaqtar tusaale ahaan aniga naftayda aan ku lifaaqo
midaab madaama aan ka mid ahay (health students) ama ardayad loo taba baraayo inay nogdaan (health Woking) shaqaalo cafimaad, hadaba markii lay dhaho yaad nogon doontaa mustaqbalka macquul ma tahay inaan ku koobo dhaqtar waan wada ognahay dhaqtar waa mid ka mida “health workers” saa darteed waa inaan eexa marka hore dhaqtar kadib aan raaciyaa sababta aan u doortay oon awood u yeeshaa inan fikir badan keeni karo oo ku saabsan gofka aan rabo inaan nogdo mustaqbalka xitaa aan
keeni karo sabab aniga aan ku noqon Karl qof u galma dadku ay igu aamini karaan igu dhiiri galin karaan iguna kalsoonan karaan.
Hadaba is aqoonsiga nafeed ama (self-identification) waa mida kowaad ee inaga caawin karta inaan ka kabano marxaladahii hore hada na aan yeelano adkeeysi nafeed oo muugda.

Qoraa: Naima Hassan