Intuu istaagay oo jeebabka gacmaha gashaday buu bela fekereysa iska dhigay. Hooyadii oo ilmo ka daadanaysaa ag taagan. […]
Category Archive: sheekooyin
Ookeey, nabadey iyo adoo waxaad sheegeysid oofin doona, ogsoonna in haddaadan oofin adna u qoollaan doontid” Cabdi baa […]
Maryan fadhigii bay ka kici weydey iyadoo dhan ka dhaawac ah dhanka kalena baqdin, xishood iyo murugo la […]
Takhtarkii markay sii socdeen hadalkii ku bilaabay, “war nin yohow qalbi adkidaa, sidee baad ugu bareertay inaad inta […]
Mahadsanid, marka kalena lacagtu waa toddoba kun, tan kalena iyada waxaynu geyneynaa gurigeyga anaana alla i baray sidaan […]
Maryan aad bay u garanaysey ujeeddada habarta. Waxay aad u fogeysatey oy sinaba u qaadan weydey hadalka habartee […]
Maryan fadhigii bay ka kici weydey iyadoo dhan ka dhaawac ah dhanka kalena baqdin, xishood iyo murugo la […]
Maryan cabbaar bay niiqniiq tiri. Qolka dhibaatadu ka dhacaysey wuxuu ahaa mid meel sii durugsan guriga kaga yiil […]
Maryan oon iyadu isu arag sida dadku u arko aadna uga yaaban tilmaamaha la siinayo baa inta qososhay […]
Dadkii meelaha ka dhawaa oo dhami way garteen sababta baabuurka loo joojiyey kaddib markii daymooyinkooda la arkaye loo […]