Maryan waxay sinaba u keeni wayday waxa khamradu ka samaysan tahay. Waxay kaloo ka xishootay inay dadka weydiiso […]
Category Archive: sheekooyin
Si lama filaan ah bay dalaq ugu soo tiri mise darbigay horay ugaga tagtay bay weli ku tiirsan […]
Akhristayaasha sharafta leh maanta sheekadii taxanaha ahayd ee Adeegto way inaga baaqatay, insha Allah waa inoo qaybaha xiga […]
Waxay sii walwaasho iyadoo raadka meelahay dhigto dhacaan ku sii dhaafaysa cud iyo wasakhna ka sii qaadanaysa ayaa […]
Maryan way maqlaysaa hadalka iyada u dhacaya, markaasay iyadoo gocanaysa dhibaatooyinki horay u soomaray baysan haddana ugu muuqan […]
Magaalada hareeraheeda dhurwaa iyo libaaxba waa laga helaa. Dhanay magaaladii ka abbaartay garan wayday. Wax kale iska daayo […]
Gurigu waa guri aad u qurux iyo dhaldhalaal badan markii Maryan loo eego, waxaana iska leh odayga. Afada […]
Iyadoo meesha marka lagu kala dhaqaaqay magaalada dhexdeeda ahayd, ayaa Maryan oo indhawaaleba sidii magaalada loo soo galayba […]
Waa magaalo aan sidaa u weyneyn. Nal may laha, dariiqyo laami ah iskaba daa, badiba guryeheedu waxay ka […]
Carraabuhu wuxuu ahaaa mid cagaha lagaga gubtay. Qorraxdu aad bay u dheerayd. Golcas weliba kaliil joogtee abaar tumaysa […]