Dadku abuur ahaanba waa kuwa su’aal isweydiin badan,u hammuun gaba daahfurka waxyaabaha adduunka kuqarsoon; marka uu kor u […]
Ceerigaabo ayey kula ordeen. Cabbaar haddi la furfuryey waxba waa laga gaban kari waayey. Magaaladii xigtay ayey isu […]
Itaal iyo muruq laxaadka Awood iyo cudud ladnaanta Kartida adag iyo hal deeqa Anigu waxaan ahay afkayga Astaan […]
Aadanaha horraantiiba waxaa lala abuuray rabitaan iyo shahwaad taas ayaana sababeysa inuu mararka qaar gabo dambiyo sababi kara […]
Guri magaalada koone kaga yaal ayaa inta loo kireeyay agab kasta loo dhigay. Arooskooda oo hore loo sii […]
Shalay ruux negaa baNaxash caawa yaallee,Sow ma neefsanaayooKama nooli geerida? Inta aan nitaaqiyoTirsanaayo nabarada,Maan nimcooyinkaygiyoNasiibkayga fiiriyo? Noloshaan tobnoobine,Nuska […]
Fiiri xaaladda nolosha ee aad hadda kusugantahay – “waxaa ku gayaysiiyay waa sida aad u fekerayso.”Inkasta oo weedhaasu […]
kale kama soconayso ce ha daalin, gabadh yahay”. Waa la murmay oo la isla tirsaday, markii uu hadalkii […]
