Aniga waxaan galay murug markii laygu sheegay uur Alla ma sacadan ayaan uur sidaa oon uur leeyahay aad ayaan uga naxay balse dhakhtarkii iyo gabadhii iwadayba way farxeen waxaana hadal igu soo tuuray dhakhtarka oo dhahay hanbalyo walashay waxaan kuu rajaynaya inaad caafimad ku dhasho waxaana hadalkan kasi farxad badnan lahaa haduu ninkagii kula socdo hanbalyo mar kale balse adigaa u sheegayo farxada uurka hadu kula jogin xata mansha Allah ma kii kugu horeyaa ayuu dhakhtarkii hadalkiisa ku soo kobay balse aniga aad ayaan uga fikiray uurka intan u jawabin ayey gabadhii i dhahday haa waa kii ugu horeyey wana maqan yahay xajigeedii Alle ha xafido ayada iyo ilmaha ayuu siiracshay hadalkiisa wuxuuna dhahay macsalama aniga waxaan noqday qub iska fadhiya oon dareen lahayn anigii dhana ayaa qalalay oo naxdin beerku ila dhaxsocda caloosha Alla uur iyo sacadana Allow beenka dhig Allow ii saqir ayey nafteeda kula shekaysanaysay.
Waxaan ka soo tagnay meeshii anigoo cagajiidayo oo gabadhii iwaday ay idhahayso maxaa kugu dhacayna walashay isdaji hadad ka murugsantahay cidlada aad ku walacayso intad ka dhalayso nala joog anaka wax culays ah naguma haysid waayo gabadh soomaaliyeed ayaad tahay oo wanagsan ilmahagana wa ilmahayga oo kale marka maxay tahay murugta niyada ayey idhisaysa balse meel kale ayaan ka gubanayaa oon ka walbaharsanahay mana oga gabadha qaaliga ah ee i soo dhawaysay ina cawinaysa illaa hada diyaar ila ah inanba xafadeeda ku dhaloo ku haysto ilmaha balse aniga meel ayaa ii cad mana laga yabo meesha iicad inan ka dib dhaco ilmahana odayga waa i minja xirayaa waana caqabad igu wayn een calooshayda ku haysto balse aniga ayaa og cid kale oo og malahan dadkana mayaqanan ehelkay waxay wax u sheegayana malahan aniga ad ayanba ula yabay hadalka dhakhtarka oo ma rumaysni uurkaba waayo aniga kinini ayaan liqi jiray marka aan odayga la seexan jiray ee nolali na dhaxmari jirtee halkay xaajadu iska qaban la dahay waan nimanay gurigii wana iska seexday wax anon cuni karin.
Hadalkii dhakhtarka waan ku kalsonan wayey subixii danbe ka ligay ayaa aday mid kale waxaana asaga u shegay inuu kadidayda baaro kana baro inan uur leyahay wa i baaray waxyar kadib ayuu iishegay natiijada wana sidii kii hore ii sheegay oo ahayd inan leeyahay uur wanka qadan wayey mid an ka fogayn ayan galay wuxuuna iishegay asagana inan leeyahay uur sadaxdii dhakhtar een is ogaynba waxay ishegeen inan leyahay uur Alla uurkan baas muxuu ahaa aniga odaygaas waxanba ka cuni jiray dawee xaguu iga imaday balse waxaan xasuustay malmo anan liqin kininiga oon aniga iyo asaga nolashu na dhaxmartay balse wan sahalsanayey malmahas waxaan islaha kii xalay ayaa wali ku jira jirkagee waxbo ha liqin marka wa malmahad waxanba qaaday uurka Alla jabay ayey nafteeda ku catowday waxaan iska soo luudaba waxan imaday guriga waxoga dhandhanan ah ayan soo gatay oo aan iska cuno.
Odaygii murugo iyo dhib uma yara wuxuuna taganyahay aniga xaaskayga halayso celsho balse ilahay amarkiis markasta wuxuu garaca lanbarkayga maalin maalmaha kamid ah amin galab ah ayuu i soo garacay waana u dhacay farxad ayuu galay oo wuxu isdhahay gabadhi wanagsanayd ayaa kaa qaban hadalkagana way yeelahaysa waana aan ka qabtay waxaana na dhaxmartay sidan.
“Heloow Xaawa-Luul iwaran see tahay waa xaajigagi waxaan inbadan ka murugsana maqnanshahaga habena badan ayaynan waxba cunin oon aad u murugsana hadad tagayso ood aniga iga foganayso maxaad igu sheegi waysay wanku furi lahaa adoo reerkiina la jogee”
“Xaaji aniga markii horaba jacayl kuguma guursan lacagna kuguma guursan waxaa ikaasiyey walidkay ood lacag ku washay mantana inan baxsado waxaa ilaha adiga iyo rerkanaga mantana wan idinka si fogaday waxanka codsanlaha mar ayad idhibtay oo nolashayda qabya ka dhigtay ee iska kaysoo fur adoo mahadsan.”
“Maxaad furiin ku falaysa aniga wanku jeclahay wanku dhoofinaya hantidayda dhan qado inan immad idhasho arkan rabaa ee iskalay nolal aya ina dhaxmartay inaad uur iledahay wa wax dhici karta.”
“Wax aan uur kuu leyahay malahan intad wada jognayna waxaan isticmalayey dawo hadaadan i runaysanaynina wataa ku jirta qanada dharkayga anku guran jire firi mana ku soo labanaye ee iskakayso fasax ilahay imaka soo celsho hantidadana madoonayo ee i fasax adoo mahadsan” wana ku jaray waana damiyey lanbarkaygoodhanba….
By: Zubeer Haybe.