Maareynt wakhtiga

Si aan wax uga barto cilmiga maareynta waqtiga , waxaan gudo galay inaan akhriyo bugaagta ka hadleysa maareynta waqiga , si aan uga qeyb qaato daaweynta dhibaatadaas na wada haaysata ayaa waxaan jecleystay in cilmigii aan halkaas ka bartay aan usoo gudbiyo umadda soomaaliyeed oo waqtigooda inta badan uu dayacanyahay, anigoo ku soo qoray afkeena hooyo si ay in badan oo soomalida ka mid ah uga faa’ideeystaan buugaan qaaliga ah oo aan aaminsanahay hadii aad hirgaliso waxa ku qoraay noloshaada si dag dag ah isku badaleyso in shaa allaah. Bal si fiican u dhuux waxa ku qoran iskuna day inaad dhaqan galiso.

Buuga: Maareynta Waakhtiga

Qoraa: Mahmed Sheekh Ahmed Khaliif