Maansada waxa tiriyey ninkii la oran jiray Cilmi boodheri ee jacaylka u dhintay waana gabaygii kobaad ee uu tiriyey markii lagu caayey jacaylka
ama lagulaba yaabay ileen wuxu ahaa waxan hore somaliday u arki jiriine
Dabadedna wuxu yiri….
Cashaqa haween waa horaa
Saayidkii cirshiga nuuriyo
Caruurtey sideen meesha iyo
Cidla lagama beermeen dadkoo
Waxa qaarba cayn looga dhigay
Soomalida caada xune
Marse haddad adaan cudurti qabin
Allaa cafimad kuu hayoo caaska
Isaga adoomaha cafiyoo
Isaga cankow qoray sedkaan
Ciridkan ilkaa lagu rakibin
Caadi soo rogaye
Caliba soo gaadhye
Ciise nabigiiye
Cuudi waxida’e
Hays cajabiyeene
Iguma caydeene
Ceeshka deyi weydo
Kaa jara’e
Ceeb mastuura ahe
Ceelka noo furaye
Calalineysaane
Kuma cuneen soore
QOORA :xasan barkhad kaahin