Gabay

Gabaygan waxaa tiriyey nin la odhan jiray barkhad cas waxaa na uu tiriyey sanadkii 1958 Awowgey ninkii indhaha tirey ninkii aabahay addoonsaday ninkii anigana i iibsaday ninkii ifka igu adduun tirey lidaan li,ibaa ishaa badee hadaan ogohoon ka aarsan karayn ninkaa aragiisa uurkaan ka necbee aan ooyee albaabka ii xidha Isagoo iglan jooga buu idiloo ushuu soo fidshaa i iimaysoo waa taa aramidii i oofa tirtee asaag li, ibaa ishaa ibidee inkaa aragiisa uurkaan kla necbee aan ooyee albaabka ii xidha! Arladii ka samroo adduun ma haye hadii la ilaasha afkaygii hadaanan ikhtiyaar aqoontay hadlayn hadaan erey qudha shirkaa odhanayn ninkaa aragiisa uurkaan ka necbee aan ooyee albaabka ii xidha wixii arinee ilaahay jeclay hadaanan adimada ku oolin karayn aayaadka qur,aanka wada aragtoo udgoonaheenaa yidhi indhaha ka qarshee ninkaa aragiisa uurkaan ka necbee aan ooyee albaabka ii xidha ugaadha ninki dhaqdaa ururshee ruuxii eegayaa aduun ka baxshee raggiinii ogaa horuu u arkee ninkii ooridiisa u geynaayaw in keeg iyo shaal ayuu ku arkine iimawdaye axankaaga weyne libaaxa annayiyo abaarso ka ciyey aboori lo,da joogta baa urisee ooday jebisaa si ay udhacdoo amsaxuu ka guraa idilkeed waa kaa ingiriisna iihda hayee idinna u dabaal dega adhiyahaw ayuu ninna odhan soomaalaan ahee ordoo magacana ka iibsada.

Qoraa: zecheriah abdi