Maxaa dhacay intaas ka dib
Ka dib markii ay soo gareyn waxa ay
abareyn qolikii ay gabadha ku jirtay.
Cumar inta uu xaladeyda ka wareysan la
haa waxa uu ku bilabay “Walaaley
jiradada waa mid faaido leh waayo waxey
ii sahashay qof aan la yabanaa halkii aan
ka heli lahaa marka mahadsanid.
Gabadhii Cumar kuma fahmin.
Cumar Hadii uu jaceyl ku haan lahaa waa
I fahmi laheyd.
Gabadhii Cumar sidaa u socotay ani maa
igu soo biyo shubatay
Cumar Sidaa moodo wax uma jiraan ay
waxaa ula jedaa Geynyada aad isku
meesha ka wadashaqysiin.
Gabadhii “Haa, hadaa ku fahmay ma waxa
ka hadlee Ramla
Cumar Waxaa tahay qof wax garad ah,
waayo si fudud ayaa ii fahantay ay
warbixinteyda ii sheeg waan u dhiman
rabayee
Gabadhii Cumar gabadhaas waa qof
wanagsan oo dagan balse dhibka jira ayaa
ah inta badan waxa ay jaceshahay in kali
ahaado xitaa markee xafadeeda joogto inta
badana shaqada iyo xafadeeda ayee u
dhaxeysaa marka laga reebo inee
tugaameysi (SHOOPING) soo aado,
hadana waa kanaa telkeeda iyo
ciwaankeeda waana hubaa inaa isku
qalantiin waayo waxa tahay qof iyada oo
kale oo dacad ah, mida kele nagama fogo
waxa ay dagan tahay xaafada inaga
danbeeyo oo dabaqyada ah.
Cumar “Dabaqyada aaa arinta ma fududo
marka.
Gabadhii “Jaceylka sidiisaba ma yaqaano
kan waa taajir iyo kan waa faqiir, wixii
aad iga baahato waan kaa cawinaa ila soo
xariir.
Cumar sidaas ayuu ku helay warbixinta
Ramla.
Cumar sidaa ayuu ku dhafay ciyaaristiisa
Kubbada.
Balse sidee ayuu uga dhadhicin donaa
Jaceylka xad dhaafka ah uu u qabo iyo
rafaadka uu u soo maray darteed.
Buuga: Axaadkii jaceylka
Qoraa: Feysal Mohamed Abdirahma