Ramla waxa ay Istiri wuu kuu badbaaday jaceylkaga balse xalka sida ay ku fikireysay ma uu san noqon ay wuxuu noqday mid ka duwan. Ramla waxa ay wacday Cumar oo ay u shegtay in ay waalidkeed u baahan yihiin in ay la kulmaan,Cumar ayaa ku dhahay waan imaana ay wax dhib ah maa jiro Ramla “Xogaa manta markaa I soo waceysay ayaa Hooyo talefanka kaa qabtay marka wey I weydiiyeen ana wax walba waan u sheegay. Cumar Hooyadaa maa iga qabatay ana aan Gacalis ku haayay iyo Jaaliyada.
Ramla Haa balse anaa wax walba fahansiiyay Cumar “Haye cawadaa imanaa. Maxa dhacay markaas ka dib?Cumar waxa uu imaday gurigii waxaana loo soo dhaweyay si qurux badan balse xalada sida ay filayeen ma noqo.Ka dib markii wada shekeysi dheer socday wada qateen Cumar iyo Ralma waalidiinta.Ugu danbeytii Ramla Hooyadeed iyo Aabbaheyd waxa ay go’aan ku gaareyn in uu san u qalmin gabadhooda oo ay ku dhaheyn gabadheyna faraha inoo ku qaad waayo ma awoodi inaa ka faalo qaadayo oo aad wax walba siiso waliba ku dhaheyn
adigoo dugsi sare dhiganaayo sidee ku kentay inaa aad jeclaato gabar aan isku heer aheyn.
Cumar iska oo niya jabsan ayuu ka soo baxay guriga halka Ramla iyado oo ilmeyneysa ay qolkeeda dib ugu labatay. Cumar arintii ayuu la wadagay Saaxibkiis iyo walashiis la dhalatay saxiibkiis. Ugu danbeyntii Cumar iyo Ramla waxa ay go’aan ku gareyn in ay nolosha wadagaan ayna sugeyso inta uu waxbarashada ka dhameysanayo uuna ka shaqeysanyo si uu waalidkeed u qanciyo.
Qoraa: Feysal Mohamed Abdirahman
Buuga: Axaadkii jaceylka