Wax igu dhacay malahan aniga cadi ayaan ahay waana aragtaa maxaa hadaan diido cashada ma dhib ayaa jira aniga haday baahi i hayso wax waan cuni lahaa intuu qoslay kkkkk kkkk kkkk ayuu i dhahay wax kale ayaanba u haystay inaad ku didayso hayga baqan wan ogahay waxaad tahay gabadh yar oon waligeed nolal hore soo marin marka waa gartaa inaad baqdo waxuuna aday dhanka iyo albabkii oo soo xidhay aniga naxdin ayaan melna qaban wayey waan is kuusay wuxuu idhahay gacaliso maxa kugu dhacay ood isla kuusaysa cadi waye waxan ha baqan intuu i soo garab fariistay ayuu gabarka gacanta iga saray oo damcay inuu i dhunkado anigo is kala garanaynin ayaa halmar istagay oo ilmeyey markaas ayuu idhahay maxaa kugu dhacay xaaskaygoo xalal ah ayad tahay maxaad iga cararaysaa.
Halkaas ayey inoo maraysay sheekadeenii la magac baxday #Guursadayee_Maxaad_Uurka_U_Xaaqday Qaytii kale akhris wanaagsan
Waxaan ku dhahay, kaama cararayo, waan kaa baqayaa, waa habeenkii iigu kaa horeeyey anigana waan baqayaa wana kaa cabsanayaa ee maxaa adiga iga rabtaa wataa sariirtada seexo, balse waa idiiday, aniga xaskaygaa tahay iskama seexanayo waxaan doonayaa inay nolal ina dhaxmarto oon nolasha wada qaybsano marka Xaawo-Luul isdaji reer ayaan nahay waxaad tahay xaaskaygii aniga wax danbi ah kuguma samaynaayo xaaskaygii ifahan oo noqo qof aan cabsanaynin. Markuu saas idhahay, ayaan aniga oo is haynla oohin ooyey oo afka furtay iska kay daa aniga waxaan ahay gabadh aan guur u jeedin waxaan doonayay inan wax barto, balse reerkayga ayaa igu kaa khasbay, aniga nolashayda adiga kuma rabin, kumana jeclan, ee adiga ayaa aniga i soo dontay marka aniga malintaa i soo donatay ilaa cawa waxan ahay qof bilaa farxad ah, oo oynaayo oo kaligiis meel iska fadhiya.
Waxa uu i dhahay hadal adag oonan islahayn wa uu ku dhahayaa, gabadh waxa dhaqi kara nin ka wayn, aniga wanku dhali kara, wana dhalay dad kaa waawayn, wan ogahay abaha iyo rerkina wan kaa soo doontay, wayna i kaa siyeen, waxba ha ooyin oo hays ciil-kaanbiyin, aniga waxaan ahay ninkaaga, ma tihid sidaadi hore, wax barasho intad baratay ha kugu ahaato aniga xaaskaygay waxan ku dhahayaa, oohin wax kuma tarayso ee rerkaga dhaqo oo noqo qof nolashan ku faraxsan. intas marka uu i dhahay ayuu i soo aday oo go’aan watay iga dafay, waxana noqday bilaa garbisaar, Alla naxdintu wayna meel ayaan iska taaganahay waxu i soo qabtay gacanta oo i soo fariisiyey furaash yaalay dhulka, waxa uu doonayey inuu aniga wax iga raadsado.
Waxa uu isku dayey marka uu joradiga igu soo fariisiyey inuu qasab wax igaga qaato, waxan dhahay Alla waxan ahay fasax iska kay daa, wanku baryaya aniga fasax ayaan ahay oo waxaan ku jiraa maalmihii fasaxa ahayd, balse waxa uu dhahay waan ogahay inaad fasax ahayn ood aniga igaga dhuumanayso, balse waxaas kuu socon mahayaan ee xaaskaygay inaad nolasha si haboon u wada qaybsano ayaa wanaagsan yaan umadu hadalkeenu maqlin, balse waan oyey waxana dhahay been aniga ma sheegayee idaa xoog hay sheegan ee maxaa dhacay ma aniga meel adayo malmahan way dhamane, balse nin ay meel u cad meeli ka madoow waxaana uu markan bilaabay inuu xoog wax igaga qaato.
Waxaan wada xarbano oon is dagaalno anigana aan xagxagto oon la dagalo waxa uu ila dhacayey asagana dharbaaxyo iyo inuu gacmahayga iska qabto oo iska ilalsho xagtimaha inay wajiga ka gaarto waxaan aha gabadh aan awood badan u lahayn inay nin iska xoog celiso waana i garacay markii danbe inta uu soo qatay suunkiisa ayuu aad ila dhacay oo idhahay, haygu kalifin wax kawayn inan kugu garaaco suunka aniga ma baroonanaynin mana dhawaaqaynin, balse waxa marka danbe aan noqday qof tabar beelay oo daalay, waayo malmo badan ayaan ahaa qof anan wax cunin oo oynayey waana iga raayey waxa uu doonayeyna waa uu iga dhamaystay.
Halkaas haynoo joogto, Lasoco qaybta kale.
by Zubeer Haybe…