Cabdi wuxuu ka mid ahaa kuwa ugu khatarsan hadduunan ahayn tuugada meeshaa deggene loo haysto inay dad iyo […]
Author: maxamedsheekafguun
Waxaa safar galay dhinaca bada ah Nin iyo afadiis, markuu uu maalin iyo habeen oo dhan socday markabkii […]
Sebenku waa Xaaraama-cune, abaar gaag-mareeba ah ayaa geyiga Soomaaliyeed ku baahday. Roobkii, gu iyo deyrba, ayaa la waayey. […]
Cabdi isagoo sidii hore yare dhaama buu sariirtiisa aadey. Fiid horay ahayd weligeedna aan loo soo joogin Cabdi […]
waa qormo gaaban oo aynu akhristayaasheenna ugu soo aruurinay erayo murti iyo xikmad balaadhan xambaarsan. Ka faa’idaysi wacan: […]
Intuu istaagay oo jeebabka gacmaha gashaday buu bela fekereysa iska dhigay. Hooyadii oo ilmo ka daadanaysaa ag taagan. […]
Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne Adigaa jidkii lagugu wadi, jimic la’aaneede Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato Nimankii […]
Habluhu waagii hore waa tii, ay hadal yaraayeene Wa kii lagu hawoon jirey intii, hadhac la ootaaye Waayagii […]
1. U adeegso codkaaga wanaaga, dhegahana inay khayrka maqlaan, gacamahana bixinta sadaqada, maskaxdana runta, jirkaaga oo dhan Allah […]
Ookeey, nabadey iyo adoo waxaad sheegeysid oofin doona, ogsoonna in haddaadan oofin adna u qoollaan doontid” Cabdi baa […]