Q-12 GUUR-SATAYEE MAXAAD UURKA U XAADHAY.

Wuxuu iga maqnaa waxaan badnayn wuxu iso gaday dhar cusub kabo iyo cadaro dumar oo aan is iri dalab ayuba aha uusii ogaa in loo diyarshay waxa kale uu watay bac anan waydin waxa ku jira balse dhabta uu ii saray waxana usi dhaqaqnay dhanka iyo hotelka uu dagana odayga saxibkiisa ah waxaana soconay cabaar kadib waanu garnay waana naga dagay macsalmayn kadib wuxuu idhahay wa nin wanagsan inu gabadh wanagsan helan ugu ducaynay waxa idhahaya odaygayga hadalkas balse aniga niyada waxan ka dhahaya waliga ha helin waxna oo sas ahow wayo gabdhaha in lalugooyo ma ahan waxan soo garnay guriganagii waxan nimanay qolka jifka on alabta iskaga xareyey waxan u keny macamus iyo fananad u xirto cano ayan uga so baxshay talagada (Firishka) wuxuna idhahay gacaliso kalay bacdaas fur anoon hadlin ayan furay wayo bacda waxa ku jira aad ayan ugu hamum qabay inan arko waxa kujira kadib aya waxan arkay inay kujirto lacag dolar ah o anan qiyaasteda sheegi karin markas ayuu idhahay lacagtan inoo hay meelna ino dhig carwadas ayaa lacagta i haysay balse adiga ayaan ku aminay xaskaygana ah mel kale oo iga kaa wanagsan malahan ee inoo xaji lacagtaas wayahay intan dhahay ayan galiyey asagoo arka qaanad qufulan balse uu furaha ila haysto asagoo qur ah.

Halkaas ayey inoo maraysay sheekadeenii la magac baxday Guursadayee_Maxaad_Uurka_U_Xaaqday Qaytii kale oo ka xiiso badan waatan aqris wanagsan qaybta Q-12

Waxaan arkay inuu si wanagsan ii aminay odayga aniga waxaan iska qabsaday howl malmeedkaygii waxana markasta ahay qof aan wax xuman ah samaynaynin ishiisu waxay ku faraxdo ayaan sameeya markasta waxaan kula hadlaa hadal wadnihiisa wanag iigu beerayo waxaana ahay qof iskala sheekaysata asaga oo qur ah waxaan mararka qaar uga shekeeyaa nolashaan ku soo kornay iyo waxaan xafadanada ka qaban jiray iyo waxaan aniga ku hamin jiray ee ahaa inaan noqdo aqoon yahanad aad u cilmi saraysa waxaan aad ugu faraxsana ayaan dhaha aqoontayda inaan ka gaaro heer balse adiga waxaad samaysay wax hada ila wanagsan balse hooraan aan u arkaynin wax wanaagsan taaso ah inaad aniga isoo donatay balse hada waxaan ahay marwo xaajigaygoow.

Odaygii aad ayuu nolashayda ula dhaxsan yahay aniguu i waniyey wuxuuna idhahay gacaliso waxaan kaa rali galinaya hamiga aqoontada een kala badhay een dhaxda kaga istagay balse waxaan kuu balan qadayaa inaan ka dhigo gabadh nolasheeda hormarisa markaan ganacsigayga halkan usoo wareejiyo een adiga masuul kaga dhigi waxkastana aad amarkaga ku bixiso waxaad wadan karta waxbarashadadii waana ku siiyana rakaab melkastaba aan jogee aniga agtayda wanku faraxsanahay waxan lagayaba inay nolashada iswaydiiso odayga waa ka waynyahay adigana waad yartahay cimrigisa waaso qaatay haduu dhinto ciyaalkiisa wayn ayaa ka qadan hantida oo waxaad noqonaysa meelna gabadhan haysan oo bil qaadata balse aniga nolashayda meel loo jiro ma garanayo hantida aad adiga leedahayna cid kuguma soo xad gudbayso waxaana ku shegaya inan qoraal maxkamadeed aankugu wareejin inshaa allah hanti aad adiga leedahay oo aad maalulan karto waxa dhaxalkaygana waad ku leedahay waxa alle iga kaa siiyo.

Run ahaantii waxaan aad ulayabay halka uu igaarsiin rabo odaygayga iyo waxaan la damacsanahay inaan ku sameeyo taas oo maankiisa ku noqota mahadho aan dhamaanin balse anigaa waxaas iima cada hanti iyo halkuu idhahaayo waanku gaarsiinayaa aniga wax kale ayaa maankayga ku jita naftayduna wax ayaa u cad waxaana doonayaa inana halka ii cad waxkastoo igu dhaca inan ka istaagin xataa hadaan ku gaarayo gurguurasho waxaanse rabaa sheeko reeb inay noqoto waxaan sameeyo waxaa lagayaaba in qof kastoo uga shekayso shekadayda #Zubeer uu isdhaho maxaa walaya gabadha nolashaad ayey ku jirtaaye balse waxaa xaqiiq ah nolashada marka waxaad ku haminaysay lagaa afduubo in waxkasta inaad samayso ay tahay wax kula saxan markasta marka walal waxba hays oran nolashu waa waxad haysato ee nolasha waa waxad haysatoo wax kale lagu darsaday anigana hami nolaleed oo aad u wayn ayaa igu jira oon damacsanahay.

Waxa uu markale ikeenay ninkayga lacag kale oo markaas uu ii sheegay qiimahay ahayd oo i dhahay waa 5000$ dolar ee ku dar lacagtii waan ku daray lacagtii waxaana arkay inay lacagtii sii badanayso aminadiisana sii badanayso waxaana u farxay si wayn balse xaqiqdii waxaa isoo rumobaysa rajadaydii iyo hamigaan lahaa inan fusho oo aanan waxbo u kadin wayo waxaan arka in odaygayga naaskiisi aminadu ii irmanaday oo anan hada hadan faa’iidaysan waayo ay tahay doqonimadayda waana arka waxkastoo i horyaala sidan ugu gudbilahaa.

Holkaas haynoo joogto sheekadeenii lamagac baxday Guursadayee maxaad Uurka u xaartay. Lasoco qaybta 14-aad habada maxaad dareemaysa aqriste maxad iswaydinaysaa.

Caways wanaagsan by Zubeer Haybe…