Guriga siyaabo badan ayaa loo hagaajiyaa, waxaase ugu muhiimsan habaynta iyo nadaafadda jikada iyo musqulaha. Nadaafad la’aanta labadaasi waxay khatar ku tahay caafimaadka dadka ku dhaqan guriga. Waa lagama maarmaan in had iyo jeer laga ilaaliyo qashinka iyo waxyaabaha dhamaan caafimaad darrada keeni kara.
Caafimaadka guriga
