• Caliyoow da’daan ahay waqaa, looma duurxulo e
• Duq gaboobey iyo wiil yarbaa, loo dedaa hadale
• Diirkaan ka garan xaajadaad, dabaqa saarteene
• Ma dumaalo naaguhu ninkay, nolol ku dayrshaane
• Dayib uma yidhaahdaan jeeroo, hawli daashado e
• Nin walaalkii doorsaday Ilaah, derejo siin waaye
• Dalkaad Ina-adeerkaa dhigtaad, weli degeysaaye[10]