Laba saaxiib oo faqiira ah waa gob wada socota
Laba saaxiib oo midna faqiiryahay midna wax haysto, waa gacal wada socda
Laba saaxiib oo taajiriin ah waa gaalo wada socota
Laba saaxiib oo geeda, geeda ah waa gun wada taalla.
Murtidii Allaha u raxmee Maxamed Dhagoole.