Qorraxdii galbeed iyo markay qarin ka soo booddo
Anigaa qabweyn iyo ma taal qola la sheegtaaye
Niman yahow qariibnimada iyo qaaya xumadeenna
Qudra yarida goortii qabriga la isku soo qaado
Qalbi laawe ina aadmiyow qaafil baa tahaye
Marna soo qiyaamaha la tagi laguma quusqaato.
Abwaan Diiriye Cabdullaahi Ibraahim