waxaa curiyey/tiriyey maxamed nuur laangadhe waxaana uu tiriyey sanadkii 1943 waxaa uu na yidhi: Mar hadaan gurigeyga gidli gaanka gariiriyo garnayl loola tegeyn iglan baa gubanaysa maxaa iiga gidhiisha ? gudaha ceelka hargeysa weligey gees uma dhaafine bal maxaa laba gaal oo abtirsiinyo gudboon midkood aan u gumeyn midna guusha u siin oo aniga iiga gidhiisha gudaha ceelka hargeysa weligey gees uma dhaafin inta aan wax gasiintiyo intaan gaajo ku seexday haddii aan isu geeyo malaha waa isku gaw e, mar hadaan ka gabyey oon go,aygiina ka qaatay maxaa iiga gidhiisha .
Qoraa: Casayr Aadan Salleebaan