DAACADNIMO 

Daacadnimadu waa tilman ka mid ah tilmaamaha ay leeyihiin dadka guulaysto waxay daacad u yihiin naftooda, dadkooda iyo dalkooda ma khiyaamaan dad kooda maxaayeelay waxeey ogsoonyihiin in khayaanadu ay ku soo dul noqoto khaa`inka laftiisa. Khaa’inkuna uun san liibaanin.