Qiso ku tusinaysa naxariis iyo isu dhimirsanaan

u samir in ka yar 5daqiiqo oo akhri ilaa dhamaadka

Goobtu waa magaalo ka mid ah dhulka soomalidu degto goortuna wxy ahyd wakhti aan saa usii fogeyn goorsheegtuna wxy sheegaysay 12hbnimo iyo miridho Xilligaas dhulku wuu madoobaa roobna wuu da’aayey inkastoo markaa uu istaagy roobkii keliyata wxa sii hadhay dhaxantiisii iyo qoyaankiisi way soo hor martay isagoo guriga hor fadhiya ma ay garanyn mana aanay arkaynin wxy u ahyd uun wado ay la soo gashy lumitaankii iyo dayawgii ay dayawday markiii uu bilaabmay roobku.

Inyar kadib wxy aayar socotaba kadinkii uu fadhiyay ayay soo hor martay waa uu naxay oo istaagy waayo wakhti dnbe iyo roobabow iyo inan keligeed soconaysa su’aaalo saa usii bdn ismuu weydiin iyana muu weydiin waayo wxa uu ogaa in anay xilligan munasab ahyn waa uu salaamay way ka qaaday lkn may garanyn dhan ay uga timi salantu wxy tidhi waa kuma,yaa i agjooga, munaasib ma thy in aad i caawiso intaas ayay hal mar is daba dhigty wxa uu markiiba ku jawaaby waa aniga,xaqbd uleedahy in aan ku caawiyo waayo haween la’aaantood halkan ma imaadeeen wxd tihiin hooyooyinkii basharka.

Waa ay faraxday wxy ku tidhi wadadii xaafada garan maayo wuxuu ku yidhi raali gelintaada weeye in aan kuu sheego xafada ee iisheeg halka aad ka timi si aan tilmaam sax ah kuu siiyo way u sheegty waanu u tilmaamy isagoo faraha fiiqaya oo leh bartaa mar deedna xaga ulaabo deedna sidaa iyo sidaa markad ulaabato waad gaadhysaa xfadi,way dhaqaaqday iyada oo ilmo wejigeeda ka timi wuu u yeedhay isaga oo leh kaalay wll dhankan kle weeye xagaan kuu sheegayay wey istaagty wuu soo gaadhay wxa uu arkay iyada oo ilmadii iska tiraysa wuu weydiiyy wll ma wax khaldan ayn ku idhi mxa ilinta kaa keenay.

wakhti yar kadib oo aanu hadalku kasoo bixin ayay si naxdin iyo murugo ku jirto utidhi haddaan haysto awood aan ku arko faraha aad fiiqaysay ee wax iigu tilmaamysay ma ambadeen mana garan waayeen xafadydii,waa uu naxay muu ogeyn seynab in ay tahy gabadh mudo dheer indho la’ayd wuu naxay wuxuu sameeyana wuu garan waayy waayo beerkiisa iyo bogiisaba murugo iyo naxariis saa’id ah ayaa u gashy wxanu jeclaysty in uu caawiyo lkn nasiib daro ma socon karo gaadhigu roobka da’ay waa uu badnaa guriga Xasan wxa uu ku yaal meel ay adagthy haddii roob da’o in la maryo gaadhi wxa uu ka codsady in ay caawa gurigiisa sexato lkn way ka diiday.

Baryo bdn iyo isu dhibirsanan bdn kadib waa ay ogolaaty waayo xilligu wuu dnbeeya mana laha awood ay kusocoto ama ay iskaga difaacdo haddii cadaw kusoo baxo duruufta haysata awgeed gurigii ayuu gelyay isaga oo geeyay qolkiisi waayo inta kle guriga alaab lagu seexdo mataalo keligii ayaa qol ka degan guriga inta klena wa cidla madhan,iyada oo naxsan ayaa ay jiifsaty illahyna baryaysa wayo may garanyn ninka iyo guriga ay joogtaba waxa ay yihiin ,wxa uu u keenay wxy cunto waanu ka baxay isagoo leh alaabta markaad wax ku cunto hayska fogeyn waa intaas oo aad caawino iiga baahataaye soo tuur weelka markaad rabto wax si aan kuugu imaado oo kuu caawiyo.

intaa kadib waaa uu baxay isaga oo debeda ubaxay jiifsanayana gaadhigiisa dhexdiisa dhaxan bdn gogol la’aan iyo hurdo la’aan ayay hbnkaa u ahyd waxanu u samynayay si uu u raali gelyo inantaa miskiinta ah ee duruufta iyo tacabku u keenay ugana aany shakiyin in uu guriga ama agteeda joogo waayo guriga wxa uu kusoo gelyay waa gurigii wlashay aniga kaygii hadhawbn aadaya markan wxd cunto iyo hurdo kuu keeno.

hbnkaas sidaas ayaa uu wagaasi ku baryay, subaxdii way kacday isaga oo quraac udiyaariyay waa uu salamy salaan kabacdi wxa uu ku yidhi wax cun waynu tegaynaa si aan gurigaagi kuu geeyo ana shaqadii utago inyar kabacdi wxy usoo dhaqaaqday dhankii albaabka iyada oo cuntadii wax kasoo yara taataabaty waayo xishoodkii iyo edebtii gabadhnimo ayaa ka buuxda wakhti yar kadib waa ay dhaqaaqen iyaga oo tilmaamtii ku socda sheeko bdn iyo is waraysi fara bdn kadib waa uu gaadhsiiyy gurigii wxnu arkay reerka ay seynab kasoo jeeda in uu yahy reer nolol adag ku nool oo duruufi haysato waa uu iska tagey.

Mudo kadib seynab iyada oo xasuusan abaalkii iyo naxariistii uu xasan usameeyy way diiday jiif iyo joogba waayo qof jilicsan wxa uu jecelyhy cida si jilicsan ula dhaqanta xasan laftiisu wuu ka helay qurxda iyo qlbi wanaageeda inbdna guriga wuu kusoo booqday.

Ugu danbeyntii hadda Xasan iyo seynab waa aabo iyo hooyo leh laba caruura aragii iyo rajadii ka luntay seynab waa uu usoo celyay isagoo dhakhtar debada u qaaday reerkiina nolol tii hore kawacn usaameeyay.

Muxubada,Kalgacalka iyo kasbashadu kuma xidhna keliyata qurxda iyo laxaadka lknse waa dadnimada,dabeecada iyo qlbi wanagsanaanta.

إحترم كل نساء من أجل ٱمك
#Share

X/Q Mukhtar Sulaiman