Wiil Ayaa Gabadh is Jeclaadeen, gabadhana waxaay sxb la ahayd isaga wiilka ah walaashii. Habeen habeenada ka mid ah ayeey ku balamisay guriga walaashii asoo aan ogoleen, habeenkii xilli dambe ayuu gurigii soo galay gabadha waxay la huruday walaashiis
tala ayaa ka Baahday kadib wuxuu ku fikiray gabadha ayada dhan inuu xanbaarto, markiiba wuu ku dhaqaaqay wuuna xabnaartay asaaago albaabka kasii bixin rabo ayaa walaashiis ku toostay markaas ayeey aragtay walaalkeed oo gabadhii sii wato, waxay tiri “war gabadha intee u wadaa” Markaasuu intuu naxay ayuu
dhahay “abaayo waan soo Kaadisiinayaa gabadha waa soo celin.”