Beeruhu waa hurumarkii ugu waynaa, ee dadkii hore gaadho, maxaayeelay waxay keentay.
1. In nolashii geeddiga ahayd ay ka nastaan
2. In ay helaan wakhti firaaqo ah oo ay ku fekeraan, wax cusubna ku soo saaraan
3. Tuulooyin iyo magaalooyin ayaa dhismay markii la degay
4. Wax iibsasho iyo ganacsi baa billaabmay
5. Dawladnimo iyo is xukun baa yimid
6. Ilbaxnimo ayaa dhalatay