Batman

 

Magiciisa caadiga ah waa Bruce Wayne

Waxaa la dilay aabbihii iyo hooyadiis, ka dibna wuxuu ku dhaartay in uu u aar gudayo waalidkiisa la laayay, wuxuu sidoo kale ku dhaartay in uu cadaw la yahay dambiile kasta oo wax dila, caddaaladdana in uu xoojinayo. Wuxuuna billaabay tababar jidheed iyo mid maskaxeedba, wuxuuna calaamad uu dambiilayaasha kula dagaallamo ka dhigtay Fiidmeerta, taas oo meelaha mugdiga ah oo kaliya ka shaqaysata. Fiidmeertaas oo ka mid ah xayawaanka kuwooda ugu cajiibsan.