Hodanimada Afkeena Hooyo

160 magac oo roobku keligii leeyahay Afkeena mooyee Afkale maleh.

Noocyada Roobku u da.o

119 Shuux

120 Shuxshux

121 Fixfix1

22 Qublan

123 Yoon

124 Mawjiid

125 Xiin

126 Gafacle

127 Gabaxle

128 Dulka hoor

129 Harbac

130 Karfafi

131 Bararafle

132 Barayare

133 Bariise

134 Foogaajire

135 Quble

136 Xagaayo

137 Gayre

138 humaag

139 saydhsaydh

140 butaaco

141 SeelseelJaadadka Roobka

142 Nooleeye

143 dal dhameeye

144 biyo badan

145 biyo batalaq

Noocyada daruurta

146 Sayn

147 Nuglo

148 Tus

149 Sindadab

150 Cooli

Noocyada dabaylaha Roobka.

151 Cirboor

152 Cir huris

153 Balxo

154 Maa,i

155 Reexaan

Noocyada biyaha Roobka

156 xareed

157 Calcalyo

158 Daad

159 xaliye

160 salabeeye

Adna ku darso

……………………………….

Dhulbeeg Axmed Mooge