Nolashu waa fursad aynaan garaneyn illaa aynu weyno, Caafimaadkuna waa taaj madaxa u saaran dadka caafimaadka qaba oo ay arkayaan kuwa xanuunsanayaa oo kaliya. Nolashu ayay kaa qaadaysaa ka dibna cashar ayay ku siinaysaa. Dadku waxay badankooda u maleeyaan in ay nolashooda waayeen marka ay waayaan qofkii aadka ugu dheeraa, balse marka aad nolashaada waayayso waa marka aad nafsaddaada dayacdo.
Nolal
