Bani aadanku wuxuu leeyahay awood yaab leh oo uu ku saadaalin karo waxa uu filayo in ay ku soo socdaan. “Saadaasha” waxan ku sahaminaa dhibta iyo caqabadaha dhici kara, taasina waxay ina siinaysaa fursad aynu ku qorsheyno ka hortagooda. Saadaashu markay inaga caawiso in aynu danteena ku gaadhno waa fa’aido. Tusaale, faraxalka iyo dad ka fogaansho waa wax faa’ido leh hadaynu aamino in ay joojinayaan fidida caabuqa. Inkastoo ay inagu reebaan cabsi iyo walaac, ogow welwelka iyo walaacu waxey ka mid yihiin “saadaasha” iyo sahanka mustaqbalka. Markeynu xad dhaaf u welwelno waxaynu is-tusaynaa waxa ugu xun ee dhici kara iyo in aynaan xakameyn kari doonin.
Waa maxay welwelku?
Bani aadanku wxuu leeyahay awood yaab leh uu ku saadaalin karo waxa uu filayo in ay ku soo socdaan. “Saadaasha” waxan ku sahaminaa dhibta iyo caqabadaha dhici kara, taasini waxay ina siinaysaa fursad aynu ku qorsheyno ka hortagooda. Saadaashu markay inaga caawiso in aynu danteena ku gaadhno wa fa’aido. Tusaale, faraxalka iyo dad ka fogaansho waa wax faa’ido leh hadaynu aamino in ay joojinayaan fidida caabuqa. Inkastoo ay inagu reebaan cabsi iyo walaac, ogow welwelka iyo walaacu waxey ka mid yihiin “saadaasha” iyo sahanka mustaqbalka. Markeynu xad dhaaf u welwelno waxaynu is-tusaynaa waxa ugu xun ee dhici kara iyo in aynaan xakameyn kari doonin.