Nolasha sharafteedu waa qanaacada qofka, dadka iyo bulshada. Isku kalsoonaanta shaqsigu waxay saamayn karaama leh ku yeelanaysaa dadka dhexdiisa. Haddaba karaamada maxaa wiiqa oo silac dila?
- Sinada
- Ballanburinta
- Khayaanada
- Baryada badan
- Calaacalka badan
- Wixi xun oo dhan.
Ka soo horjeedkoodana waxaa lagu gaadhaa darajooyinka nolasha ugu wanaagsan. Haddaba waxaa inagu waajibtay in aan wanaagga is farno, xumaha