Dadka kalsoonida ku nool, waxay ka dheeraadaan, waxyaabaha ay dadku ka raadiyaan kalsoonida.
1: Ma daneeyaan fiidhoonida iyo dammanidaba
Dadka badankooda waxay u maleeyaan in fiidhoonaanta iyo fahmada ay ku jirto kalsoonida nolasha, balse dadka isku kalsoon, taasi waxba uma arkaan.
Dadka nolashooda ku kalsoon, fiidhoonidooda iyo fahmadooda way u qalmaan, waxayna la garab istaagaan dadkooda.
Isku soo duuduud oo, dadka isku kalsoon, iskuma qanciyaan fiidhoonidooda, balse waxay ku qancaan isku filaanshahooda.
2. Waxay jecelyihiin raalligalinta
3. Xilaafka kama dhawrsadaan, balse waxay ku dadaalaan in uu wax xallismo
4. Ma ahaan dad jecel in loo riyaaqo ama la amaano. Maxaayeelay, qofka isku kalsoon, waa mid shucuurtiisa xadidi kara
5. Ma wahsadaan; Wahsigu waa wax ina wada saameeyey, dadkuna way sii kala badsadaan, tani ulama jeedno in aan nahay dad xun, ee waxaan iska nahay aadame.