Xamdi waa Gabar Nafteeda Lagu dhibaateeyey Baydhabo, sheekadeeda waxay Ku bilowday Sidaan: ”Waxaan joogaa oo kunoolahay Magaalada […]
Author: haddisabdi
Markaan arkay qormooyinka wxbarashada ah ee aad soo galisaan ayaan jeclaadaya inaad asxaabt ku xidhan Page DHUGASHO aad […]
Barnaamijkii Arbacada waxaan ku soo qaadanaynaa sheeko Jacayl oo aad u yaab badan oo la soo kaltantay […]
IDIRIS M. CALI June 22, 2014 Heesta hoosta ku qoran waxa aan June 21, 2014 kaga qaybgalay xaflad-qalinjabineed […]
Barnaamijkeenii suugaanta ee Jimcaha ka baxayay golsho dhaqameedka Dhugasho, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa gabaygii caanka ahaa […]
Barnaamijkii Arbacada iyo ubixii jacaylka. Sii akhriso intii ka hadhay sheekadii “Waan kuu xiisay”. ee la soo kaltamay […]
Bari baa si kas ah oon kamma ahayn nin nin ku dilay, kaddibna qoladii ninka laga dilay candhuuftay […]
Abwaan Daahir Cali nuur Barnaamij Suugaaneedkeenna maanta oo Jimce ah, waxaan ku soo qaadanaynaa gabayadii geela ee daahir […]
Asxaabey waa barnaamijkii aad nooga barateen Maalin kasta oo Arbaca ah waana qaybtii labaad sheekadii taxanaha ahayd ee […]
Odhaahda Tifaftirka: Qoraalkan maansada Haweenka oo ah maqaal qiimo weyn leh si wacana u koobaya qaybaha suugaanta iyo […]
