Inta baarka fidhatee Boqorkiyo dhaclaha iyo Baatiga ku faaniyo Bilistoo dhan inanyahay Adigaa bidhaantiyo Bilicdawgu wacanoo Nafta baylah […]
Category Archive: sheekooyin
Doodihii dheeraa iyo Qoristii Farta Af-Soomaaliga, ee socday illaa iyo labadii dawladood ee rayidka ahaa, ee Markii dambana […]
Adhi: Adhigu waa maysiga labaad ee ay soomaalidu aadka u jeceshahay. Xagga dhaqashadiisa aad ayuu ugu badan yahay […]
Maankiisa iyo maskaxdiisa waxa ugu soo noqnoqoshada badani waa Xayaad, hamigiisa ugu wayni waa helida Xayaad, hididiiladiisa ugu […]
Baribay laba nin isku kol gabadh soo dooneen, oo aabbeheed u yimaaddeen. duqi baa yidhi, “waxaan gabadhayda siinyaa, […]
Oday biiqaa yidhi, na carraweelo waan socotoone adiyo wiilka raacigaa xoolaha dhaqaaleeya oo wiilka geela kaligii wax ma […]
Waxaa jiri jirtay, gabadh qurux, caqli, xishood iyo sharaf iyadoo yar lagu wada jeclaaday. gabadhii baa hanaqaadday, iyadoo […]
Marka ay laba gayaan ahi guri wada yagleelaan, kuna midoobaan nolosha dhib iyo dheefba, ayaa mid waliba waxa […]
Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa ‘ili ayaan badanaa, hareeraheeduna ayaan daranaa’. Odhaah kale ayaa u dhigan sidan “Ileey […]
Waxaannu is barannay muddo malaha haatan laga joogo qiyaastii lix sano. Is barashada noo bilaabantay ka sokow aad […]